Shacbigu Waa Booliska Somaliland – W/Q: Mawliid Aadan Cumar
Dunidan aynu ku nool nahay Bulsho waliba waxay leedahay Baro ay ku nagi dahay baradaas oo loogu yeedho Dal ama Wadan Hadaba Bulshadeenan somaliland...
Nurse Mise Naxariis – W/Q: Ceelaabe
Beri dhaweyd wixii ka horeeyey 2000 sida lagu helo kalkaaliso caafimaad Ayaa iska adkeyd.Tiro kooban iyo Dad gaar ah Ayaa ka hawl geli Jiray...
Mashruucii Baanka Adduunka ee Somaliland Waxa uu La Mid Noqdey Barnaamijkii Qiimee Qofkaaga! – W/Q: Cabdikariim Muxumed (Qaamuus)
Munaasibad maalintay taariikhdu ahayd 11/3/2013 ka qabsoontay hotel maansoor ee magaalada hargaysa ayaa waxaa lagu shaaciyay 56 ruux oo lagu sheegay ganacsadayaal oola yidhi...
Xukuumadda oo shaacisay Xaddiga Lacageed ee kaga Baxay Doorashadii Deegaanka iyo saamaynta Dhaqaale ee ay Dalka ku Yeelatay
Hargeysa (SLpost)- Xukuumada Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in doorashadii goleyaasha deegaanka ee sanadkii hore dalka qabsoontay ay bur-bur dhaqaale baaxad leh ku keentay...
Maamulka Dekedda Berbera oo Beeniyey warbixin lagu dhaliiley hawl-qabadka iyo Maamulka Dekedda
Berbera (SLpost)- Maamulka Dekedda Berbera, ayaa beeniyey warbixin lagu dhaliilay nidaamka iyo hawl-qabadka adeegyada Dekedda taas oo lagu baahiyey warbaahinta dalka qaarkood. Warsaxaafadeed ay wada-jir...
Dhalinyarta iyo Badda – W/Q: Cabdifataax (Ceelaabe)
Immisa Km Ayey Berberi u jirtaa Hargeisa? 150 km ayaa kuu hadhey, 90 km Ayaa Dhiman,Markasta oo aad soo gaadho Tuulo ama Meelaha magaca...
Ururka Qareenada Somaliland Ee Solla Oo Maxaabiis Qaba Xanuunada Aydhiska Iyo Qaaxada Ka Sii Daayay Jeelka Gabiley
Gabiley (SLpost)- Ururka qareenada Somaliland ee solla oo ah urur ay ku bahoobeen garyaqaanada Somaliland oo kaalmo sharci oo lacag la,aan ah u fidaya...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

