Monthly Archives: February, 2013

spot_imgspot_img

Ma-hadhooyinka Xukuumadda iyo Maalmihii Tegay – W/Q: Sayid-Maxamed C/laahi ~ Qaybtii 7aad

Tan iyo intay dhacday dawladii dhexe ee cadaalad daradu burburisay ee somaaliya innana (Somaliland) aynu dib-ula soo-noqonay madax-bannaanidii, waxaa somaliya loo qabtay 19 shir oo laga arinsanayay sidii nabad looga dhalin lahaa iyo sidii maamul dawladeed loogu samayn lahaa.waxaa kulanadaasi ka qayb galayay hogaamiyayaal ka taliya xaafado, degmooyin ama gobolo waxaase markii danbe kusoo biiray tiro maamul goboleedyo ah.

Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan: Inta aan ka arkay – W/Q: Siciid Maxamuud Gahayr ~ Qaybta 2aad

Aan idhaahdo ”Alleylehe waa qormo” mar haddii aan dareen-celin midba jaad gaara tahay aan ka helay dad kala geddisan... Malaha Wasiir Xirsi Cali Xaaji...

Nabad gelyada Somaliland,waa Deeq Rabbi innagu galaday,ee qof walawba Subxaanaw waa mahadaa dheh – Eng Mohamed Farshaxan

Marka hore waxaan salaan qadarin,sharaf iyo karaamaba leh u dirayaa dhammaan shacabka xariirta ah ee reer Somaliland iyo inta maqaalkan akhrisataba. Waxaan Allaha awoodda...

Xisbigee Hogaanka U Haya Habarwacashada Siyaasiyiinta Haybta Wadaagga ah – W/Q: Sacad Maxamuud Gadhle

Hoy hoy dadwaynow Goormaa la helayaa Hogaan xeerka dhawroo Hidahana ilaashoo Hadaf kula wadaagoo Heegan maanta kuu gala Ana hawshii maan gabin Hiilkaaga maan dayn Ma hakinin qoraalkii Dib u curashadii qalinka Waa qoraal...

Ciidamada Qaranka Somaliland oo Dabbaal-degga Sannad-guuradooda 19aad loogu Wanqalay Derejooyinka loo Xidhay Saraakiisha Sar-Sare

Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Qaranka Somaliland oo maanta ay ku beegan tahay sannad-guuradoodii 19aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay, ayaa markii u horreysay...

Sannad-guurada 19aad ee Aasaaska Ciidanka Qaranka oo Maanta lagu Qabtay Xarunta Taliska Guud

Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Qaranka Somaliland, ayaa maanta u dabbaal-degay sanad-guuradoodii 19-aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay, waxaana munaasibad lagu xusay maalintan lagu...

Falaqaynta Qudbadii Taariikhiga Ahayd Ee Madaxweyne Siillaanyo Ka Jeediyey Labada Gole – W/Q: Cabdilaahi Caarshe

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud {Siillaanyo}, ayaa maalintii arbacada wuxuu qudbad dheer oo muddo la sugayey ka jeediyey labada gole baarlamaan hortooda, kuwaasoo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img