HomeSannad-guurada 19aad ee Aasaaska Ciidanka Qaranka oo Maanta lagu Qabtay Xarunta Taliska...

Sannad-guurada 19aad ee Aasaaska Ciidanka Qaranka oo Maanta lagu Qabtay Xarunta Taliska Guud

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Qaranka Somaliland, ayaa maanta u dabbaal-degay sanad-guuradoodii 19-aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay, waxaana munaasibad lagu xusay maalintan lagu qabtay taliska guud ee ciidanka Qaranka

Xuska Ciidamada_Derejooyinka (10)Munaasibadda oo uu ka qayb-galay Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo masuuliyiin ka kala socotay qaybaha kala duwan ee Dawladda, waxa ugu horeyn masrixiyad madadaallo ah soo bandhigay Kooxda Fanaaniinta ciidanka qaranka Gaashaan, waxaanay madaxweynaha madasha ku sugneyd u soo bandhigeen riwaayad ka hadlaysay muhiimada Ciidanka Qaranku u leeyahay Dhismaha Dalka.

Xuska Ciidamada_Derejooyinka (2)Taliyaha guud ee ciidanka qaranka Sarreeye Gaas Ismaaciil Maxamuud Shaqalle oo halkaas khudbad ka jeediyey, ayaa ka warramay marxaladihii kala duwanaa ee dhismaha ciidanka Qaranku soo maray, isaga oo ku dheeraaday dedaalkii loo galay xoojinta iyo tayeynta dhismaha iyo Aqoonta Ciidanka Qaranka iyo waxyaabihii u qabsoomay sannadkii hore.

Xuska Ciidamada_DerejooyinkaWasiirka Gaashaandhiga ayaa isna halkaasi ka hadlay isaga oo ku dheeraaday muhiimadda xuska sannad-guurada ciidanka Qaranka iyo dedaalkii loo galay in ciidanka la siiyo derejooyinka.

Xuska Ciidamada_Derejooyinka (11)Madaxweyne Siilanayo oo munaasibaddas soo xidhay, ayaa isna sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay inay xukuumaddiisu ciidamada kala duwan ku guddoonsiiso derejada. “Waxa faan inoo ah Qaran ahaan iyo ummad ahaan inaan halkan u joogno sanag guuradii 19-aad ee aasaaska ciidanka qaranka, kuwaasi oo ah kuwa aynu ku faano dalkeena iyo nabad-gelyada dalkeena ilaaliya ee magaciisa iyo karaamadiisa dhawra,” ayuu yidhi Madaxweynuhu.

Somalilandpost/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories