Monthly Archives: February, 2013

spot_imgspot_img

Maxkamadda Gobolka Maroodijeex oo Xukuntay Haweenay Farriin Aflagaaddo ah u Dirtay Wasiirka Madaxtooyada

Hargeysa (SLpost)- Maxkamada gobolka Hargeysa, ayaa maanta ka go’aan ka soo saartay dacwada loo haystay Nadra Maxamed Jaamac oo ku eedaysnayd inay Wasiirka Madaxtooyada...

Maanso Cusub: Axmed Waa Rijaaloo, Rag Rageedi Weeyaan ~ W/T: Abdixakim M. Taajir

Waxay Jawaab u tahay Maansadii Abwaan Deeq Maxamed Nuux (Deeq-dheer) ee lagu daabacay Websaaydyada qaarkood. Erayadii Abwaan Abdihakim Mohamed Taajir Maansadu waxay ku bilaabmaysaa sidan: Saaxiibkay rumaadoow Rixim...

Halkay Soomaalidu ka soo jeeddaa? -W/Q: Cali Coomay

Qormadan waxaynu ku soo ururin doonaa, fikradaha kala duwan ee ay bixiyeen qorayaasha iyo aqoonyahanada kale ee ku takhsuusay taariikhda iyo raadadka umadaha. Fikradahan...

Alla Wuu Soo Toosay!…Kumaa Soo Toosay!? Xildhibaan Mataan Al-Humaami

Sida caadada ah dadku, habeenkii way seexdaan subixiina way shaqo tagaan, ILLAAHAY ayaaba Qur’aanka innoogu sheegay , waxaa wax lala yaabo ah xildhibaan Mataan...

Dabley Aan Haybtooda la Aqoonsan oo Caawa Nin ku Dilay Badhtamaha magaalada Burco

Burco (SLpost)- Koox Dabley oo aan haybtooda la aqoonsan, ayaa caawa abbaaro 8:30-kii Cawaysnimo badhtamaha Burco ku dilay Marxuum magaalada qariib ku ahaa. Marxuumka la...

Pope Benedict XVI oo noqday Baadarigii Ugu Horeeyey ee xilka Iska Casila Mudo 600 sanno ah

VATICAN CITY (SLpost) – Hogaamiyaha ugu sareeyey diinta masiixiga Mahdabka kaatoliga ah ee Pope Benedict XVI ayaa Isniintii shallay si lama filaan ah ugu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img