HomeAlla Wuu Soo Toosay!...Kumaa Soo Toosay!? Xildhibaan Mataan Al-Humaami

Alla Wuu Soo Toosay!…Kumaa Soo Toosay!? Xildhibaan Mataan Al-Humaami

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Sida caadada ah dadku, habeenkii way seexdaan subixiina way shaqo tagaan, ILLAAHAY ayaaba Qur’aanka innoogu sheegay , waxaa wax lala yaabo ah xildhibaan Mataan Muxumed Hoori (Al Humaami)  oo shantii sanadood ee u danbeeyay intaan garnaayo  lixda maqrinimona uu soo toosaa lixda subaxnimona uu dhacaa  wax maalin la kala macaashano war kama hayo , ayuunbaanu maalintii shalay mar kaliya la wada arkay  mataanoo joornaalka Haatuf ku hadlayaaya  cadadkeedkui Vol-8-Tirsiga 3210 isniin Feb 11, 2013 oo wax kaga sheegaaya Madaxwaynaha Jamuuriyda somaliland Mudane :Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) .

badhasaabka HawdTa kowaad  waa su’aale war yaa mataan soo kiciyay ?

Ta labaad Mataanow beentaada xiligii dalka la soo galayay mujaahid Axmed Siilaayo kama buu ahayn gudoomiye SNM, ee malaha waad kala garan wayday
C/raxmaan tuur iyo  Siilaanyo …. Ileyn waad hurudaaye .

Ta ku xigta Mujaahid Xasan ciisaha aad hada ku Afgobaadsanayso, waa kaad reerkiini iyo deegaankaagii BALIGUBADLE ba  aad u nacday , ee ilaa imika  aad ku cabato xasan ciise ayay iiga hiiliyeen . ileyn waad hurudaaye .

Gudigii taliska guud ee SNM ayaan ka mid ahaa , oo anaa go’aamiyay dagaalka gudahana waad huruday ayaa lagaa yidhi ……. Mujaahidiintii hawshaas fulisayna  wax nool iyo wax dhintayba waa ay leeyihiin , inta dhimatay Alle ha u naxariisto inta noolna  ILLAAHAY ha ka Jasaa’isiiyo ….. ma anagaa dafirikarna  kaalintii maxamed kaahin , Axmed mire , Xasan yoonis , Dayib guray iyo ragii la mid ka ahaa ….. malaa way kaa masaxantaye .

Ta saddexaad , labadaii sano iyo badhkii ay xukumadani ay haysay , ee ay kuu qortay musharka wanaagsan  habeenkii waad raabsataa aroortiin waad  hurudaaye ee war ka ma haysid horumarka ay gaadhay …… ileyn waad hurudaaye.

Ta afaraad , xisbiga kulmiye waxa uu ahaa oo record keedu yaalaa  in dhamaan degaanadii doorashadii ka dhacday 2002 ka dhacayda dalkoo dhana guul ayuu ka wada gaadhay meelo aanay udub aanay gaadhin ayuu wada gaadhay sida degmada Baki oo 13-ka xidhibaanba ay ahaayeen kulmiye, kuna darso oo kulmiye waa kiii 80ka cod kaga tegay Doorashadii ee weliba haneeyey.  Riyaalaa kulmiye gacan qabtayna waa beentaa .. illaahayna  ha kaa dhaafo………. Ileyn waad hurudaaye .

Gabogaba ahaan.

Qarankani uu socdaa , hogaamintiisuna si wanaagsan ayay u socotaa , wax khilaaf ah oo ka jiraana ma jiraan , madaxwaynihii qarankuna caalamkii ayuu ictiraaf raadin ugu baxay, madaxwayne ku xigeenkiina maamulkii ayuu sii wadaa ,  nabad galyaduna waa taam , kuwa caroog madhan iyo daasado tumana waa fulayaasha aan kalsoonidu ka luntay ee aan qarankooda aaminsanayn ee yidhaa  badbaado ayaa loo baahan yahay looma baahna , wax dhib ah oo qaranka ka jiraan ma jiro , qoraalkii aad soo qorotayna waa lagaaga jawaabi doonaa….. ee samir yeelo hadii kale iska seexo xildhibaan taas ayaad ku caano maashee.

TALO SOO JEEDIN:-

Mataanow yaanu xeer hoosaad ka Goluhu  ku qabane , inta kuu hadhay  waxaanu si nasteexo ah kugula talinaynaa inaad hurdada ka soo toostid , oo aad la socotid  dhaqdhaqaaqa siyaasadeed ee dalka iyo xeerarka uu maalin walba goluhu an sixinaayo …… ilayn waligaa xeer la an sixinaayo maad arage , mashruuc golaha yaalana ka maad doodin.

Anna kaa kuu soo jeednoo kuu aragna horumarkee iimaanso hogaaminta Madxwaynaha Mujaahi: Axmed maxamed maxamuud (siilaanyo) .

Qorayaasha Jawaabta.

1-    Badasaabka gobalka Daad madheedh mudane : Jamaal xuseen Hure 

2-    Agaasimaha maamulka madaxtooyda JSL  Maxamuud C.laahi Xarbi

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories