HomeMaxkamadda Gobolka Maroodijeex oo Xukuntay Haweenay Farriin Aflagaaddo ah u Dirtay Wasiirka...

Maxkamadda Gobolka Maroodijeex oo Xukuntay Haweenay Farriin Aflagaaddo ah u Dirtay Wasiirka Madaxtooyada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Maxkamada gobolka Hargeysa, ayaa maanta ka go’aan ka soo saartay dacwada loo haystay Nadra Maxamed Jaamac oo ku eedaysnayd inay Wasiirka Madaxtooyada u dirtay fariin cay ama aflagaado anshax xumo ah.

Maxkamada Gobolka oo maanta dhageysatay dacwadan, ayaa go’aan ka soo saartay, ka dib markii Nadra Maxamed Jaamac ay garsooraha Maxkamada hortiisa ka qiratay inay fariintaasi u dirtay Wasiirka Madaxtooyadda.

maxkama1-638x300Garsooraha Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex ayaa markaa ka dib ku dhawaaqay go’aan ah inuu Nadra Maxamed Jaamac ku xukumay 8 bilood oo xadhiga ah, maadaama oo ay qiratay.

Qoyska Haweenaydan ayaa raali galin ka bixiyey fariintaasi, iyaga oo warbaahinta ku qoray inay ka xun yihiin falka gabadhoodu ku kacday,

Sidoo kale Ururadda xuquuqul insaanka maxaliga ah ayaa iyaguna sheegay inay ka tanaasuleen u doodida gabadhan oo ay sheegeen inay fariimo anshaxa suuban ka baxsan u dirtay Wasiirka madaxtooyadda.

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali X. Xasan, ayaa mar uu shalay ka hadlayey munaasibad Xisbiga Kulmiye loo sameeyey, waxa uu si faahfaahsan uga hadlay farriin ay xambaarsanayd aflagaaddada ay haweenaydaasi u dirtay.

 

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories