Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigiisii oo Dalka ku soo Laabtay iyo Xogwarrankii natiijada socdaalkooda
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyneha Somaliland Dr Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hogaaminayey oo safar ugu maqnaa wadanka Inigiriiska, ayaa maanta dalka ku soo...
Madaxweyne Siilaanyo oo Si Adag u Difaacay Wasiirkiisa Arrimaha Debedda ‘Wasiir Max’ed C/laahi wuu joogayaa’
London (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa si adag u difaacay shaqada uu Hayo Wasiirkiisa Arrimaha Debedda Dr Maxamed Saleebaan Cumar...
Wasiirka Warfaafinta oo Sheegay inaanu jirin Wax Khilaaf ah oo ka jira Madaxtooyada, madaxweyne ku-xigeenkuna soo dhawayn doono madaxweynaha iyo Weftigiisa
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-gelinta iyo Dhaqanka Md Abiib Diiriye Nuur (Tima-cad), ayaa sheegay in madaxweyne ku-xigeenku soo dhawayn doono madaxweynaha iyo Weftigiisa...
Madaxweyne Siilaanyo oo ka Hadlay Mawqifka Xukuumaddiisa ee Ka-Qayb galka Shirka London ee Soomaalida
London (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland. Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo socdaal ku jooga dalka Ingiriiska, ayaa ka hadlay mawqifka Somaliland ee ka qayb-galka shirka...
Fadlan Dar Illaahay u Caawi gabadhan oo Xaalad Caafimaad-darro la Liidata
Warbixin Caafimaad Warbixintani waxay ka turjumeynaa xaalada dhabta ah ee ay ku sugan tahay Asma Maxamuud Ali Asma waa gabadh da’ yar oo 17 jir ah ...
BOOBE OO KA HADLAY XADHIGA NADRA MAXAMED JAAMAC OO U XIDHAN WASIIR XIRSI, WARBIXINNAHA UK/USA & KHILAAFKA LAGA WERIYEY MADAXWEYNAHA & KU XIGEENKIISA
Ninka Nadra Hadalladeeda, wax ka soo qaadayaa xilka uu sido magacii. Wax lagu talax-tago ma aha, ee Madaxtooyada Somaliland waxaan ku odhan lahaa Nadra...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

