Abwaan Hadraawi Oo Soo Dhaweeyay In Marxuum Gaarriye Loogu Magac-daro Xarunta Afafka (Luuqadaha) ee Jaamacadda Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Abwaanka weyn ee Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) ayaa si kal iyo lab ah u soo dhaweeyay in Jaamacadda Hargeysa laga furo Xarunta...
Wasiirka Gaashaan-dhigga oo Golaha Guurtida Warbixin ka siiyey Hawlaha Ciidanka Qaranka iyo Shaqada Wasaaraddiisa
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhigga Somaliland Md Axmed Cali X. Cadami, ayaa maanta Golaha Guurtida warbixin ka siiyey hawsha Wasaaraddiisa iyo xaaladda Ciidanka Qaranka...
Agaasime-Waaxeed Xukuumadda ka tirsan oo shaaciyey inuu u sharraxan yahay Hoggaanka Xisbiga Kulmiye
Hargeysa (SLpost)- Iyada oo maalinba maalinta ka dambaysa ay soo kordhayaan siyaasiyiinta damacu ka hayo hoggaaminta Xisbiga talada haya ee Kulmiye, waxa maanta ku...
Taariikh-nololeedkii Ibraahin Sheekh Saleebaan (Ibraahin-gadhle) – (1940ii – 2006dii) ~ Qormada 1aad
Ibraahim Sheekh Saleebaan oo loo yaqaannay Ibraahin-gadhle, wuxu ku dhashay Tuulada Cadaadda oo ka tirsan Killilka 5aad ee dalka Itoobiya 1940kii, hase yeeshee xilligaa ka tirsanayd Maxmiyaddii Ingiriisku xukumi jiray ee Somaliland.
Maxamed Kaahin oo Shaaciyey Damiciisa siyaasadeed ee Hoggaaminta Xisbiga Kulmiye
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee xisbiga talada haya ee Kulmiye, Muj. Maxamed Kaahin Axmed, ayaa maanta Shaaciyey inuu ka mid yahay Musharixiinta u...
Isii Tuur – W/Q: A/Fataax
Marar badan Ayey qofka Noloshiisa Qabsataa in uu u gacan haadiyo ama isha la Raaco baabuurta wadada Mareysa,In la sii qaado ama la Dhaweeyo...
Wasiir Ku Xigeenka Wasaraadda Macdanta Iyo Biyaha oo Kor-meer Ugu Baxay Degaanada Sanaag Bari, Si Wayna Loogu Soo Dhowayay Hadaaftimo + SAWIRRO
Hadaaftimo (SLpost)- Wefti Balaadhan Oo Hor Kacayo Wasiir Ku Xigeenka Wasarada Macdanta Iyo Biyaha Somaliland Mudane CabdiSalaan Maxamed Xasan oO Dhowaanahba Socdaal Shaqo Oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

