TACSI: Marxuumad Aamina Xasan Warfaa (Aamina Libaaxo)
Guddoomiyaha Wargeyska Ogaal Muuse Faarax Jaambiir, Maareeyaha Ogaal Media Center Cabdiweli Faarax Jaambiir, Agaasimaha Maamulka Xasan Cumar Xasan, Tifaftiraha Wargeyska Khadar Iid Kaariye, Farxiya...
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo ku Biiray Saaxadda loolanka Hoggaanka Kulmiye
Hargeysa (SLpost)- Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa caawa ku dhawaaqay inuu u tartamayo Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga...
Taariikh-nololeedkii Ibraahin Sheekh Saleebaan (Ibraahin-gadhle) – (1940ii – 2006dii) ~ Qormada 2aad
Cod aad u hooseeyay oo murugo iyo tiiraanyaba lahaa ayuu iigu sheegay in Ibraahin- gadhle Jabbuuti ku dhintay oo lagu aasay. Miyaanan maqlayn mise...
Habluhu maxay ragga ku Raacaan? – W/Q: Cali Coomay
Gabadh kasta waxay xaq u leedahay inay doorato ninka ay doonto.Waana shay cadaalada ka fog in lagu khasbo cid aanay rabin. Gabdhuhu ama habluhu waxay...
Xarunta Dhexe ee Xawaaladda Juba Express oo Rasmi ahaan Xadhigga looga Jaray iyo Weedhaha ay ku Qaabileen Masuuliyiintii Ka Qayb-galay + SAWIRRO
Hargeysa (SLpost)- Shirkada Xawilaadda Lacagaha ee Jubba Express oo dhawaan Somaliland ka bilowday addeega xawilaada lacagaha ee dunida oo dhan, ayaa maanta rasmi ahaan...
Wasiirka Qoyska Iyo Arimaha Bulshada Oo Ka Jawaab Celiyey Hadal Wasiir Ku Xigeenka Amnigu Wax Kaga Sheegay Reer Awdal
Burco (SLpost)- Wasiirka Wasaarada qoyska iyo arimaha bulshada Somaliland Maxamuud Axmed Garraad, ayaa ka hal celiyay hadal uu sheegay inuu dhawaan ka soo yeedhay...
Ogeysiis: Munaasibadda Xuska Maalinta Afka Soomaaliga
Naadiga Hal-abuurka iyo Qorayaasha Somaliland Pen iyo Bahweynta SOMALI PEN waxa ay idin ogeysiinayaan Munaasibadda Xuska Maalinta Afka Soomaaliga oo lagu qaban doono Maansoor...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

