Isku-day Xisaabtan- W/Q: Mukhtaar Cabdi Sheekh “Bulshaawi”
Hordhac Dadka adduunka korkiisa ku nool iyo dawladaha jiraba waxa ay aad uga taxadaraan khasaaraha iyo baahiyaha dibada ee ummaddaas in laga hor tago in...
Xildhibaan Soltelco oo Waxba Kama Jiraan ku tilmaamay inuu Loollan ugu jiro Jagada Maayarnimada Caasimadda
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) oo ka tirsan mudaneyaasha Golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargeysa, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar lagu...
Guddoomiyaha Cusub ee Togdheer oo Si Rasmi ah Xilka uga kala Wareegay Badhasaabka Hore ee Gobolkaas
Burco (SLpost)- Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Togdheer Axmed Cumar X. Cabdilaahi (Xamarje), ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay Badhasaabkii hore ee Gobolkaa...
“JaaliyaDda Somaliland UK waxay bogaadinaysaa Madaxweynaha wafdigii la socday guusha ay ka soo hooyeen socdaalkii Kenya iyo London” – WARSAXAAFADEED
London (SLpost)- Ururka ay ku midaysan yihiin Jaaliyadda Somaliland ee Dalweynaha Britian ee SSUK, ayaa madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed (Siilaanyo) iyo weftigiisa ku...
National Security threat fiasco In Somaliland by AhmedYasin Sheikh Mohamed Jama
National Security threat fiasco In Somaliland by AhmedYasin Sheikh Mohamed Jama As a human and as a country we face many c hallenges and hardship in...
Gumaystihii ugu horeeyey ee dhulka Soomaalida yimaadda – W/Q: Cali Coomay
Sanadkii 1870 ayey ciidamadii masar oo wakiil ka ahayd boqoryooyadii cusmaaniyiinta ay xoog ku qabsadeen dhulka xeebaha ku teedsan sida, TOJORA, SAYLAC, BULAXAAR, BERBERA,...
Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Maroodi-Jeex oo maanta qado sharaf soo-dhawayn ah loogu qabtay Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Munaasibad ballaadhan oo lagu soo dhawayanay badhasaabka cusub ee Gobolka Maroodijeex md Maxamed Maxamuud Jeeniyare, ayaa maanta lagu qabtay hotel Star ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

