HomeMaxamed Kaahin oo Shaaciyey Damiciisa siyaasadeed ee Hoggaaminta Xisbiga Kulmiye

Maxamed Kaahin oo Shaaciyey Damiciisa siyaasadeed ee Hoggaaminta Xisbiga Kulmiye

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee xisbiga talada haya ee Kulmiye, Muj. Maxamed Kaahin Axmed, ayaa maanta Shaaciyey inuu ka mid yahay Musharixiinta u tartamaysa Guddoomiyenimada xisbiga uu hoggaankiisa ka tirsan yahay.

Maxamed Kaahin Axmed waxa uu sheegay in tartanka shirwaynaha xisbiga Kulmiye aanu ku koobnayn oo kaliya Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdicasiis Samaale, balse ay loolanka Guddoomiyaha ragga ku jiraa badan yihiin, isla-markaana uu isagu ka mid yahay siyaasiyiinta ku tartamaya in loo doorto Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye.

Maxamed KaahinMaxamed Kaahin oo maanta Warramay Telefiishanka Qaranka Somaliland, ayaa sheegay in rag gaadhaya ilaa shan siyaasi ay u diyaar-garoobeen tartankaasi “Anigaygan kula hadlayaa waxaan ka mid ahay ragga tartanka ugu jira kuraasta loo tartamaya ee Kulmiye (Guddoomiyenimada iyo Musharaxnimada Madaxwaynaha)” ayuu yidhi

Maxamed Kaahin Axmed waxa uu ka digay in xisbiga Kulmiye ku baa’abyo hogaamiye talada kaligii maroorsada “Xisbiyadii Soomaaliya iyo Somalilandba soo maray waxa baabiiyey hogaamiye kaligii doona in taladu ka go’do sida xisbigii SNL, xisbigii Kacaanka, LEEGO iyo UDUB, markaa waxaan jecelahay inaan Kulmiye noqon sidaasi oo kale,”ayuu yidhi.

Maxamed Kaahin waxa uu ku soo biiray Liiska laba Hoggaamiye oo hore u caddeeyey inay ku loollamayaan Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye, kuwaas oo kala Guddoomiyaha wakhtigan Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiirka Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories