Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Suldaan Reer Hargeysa oo ka hadlay cidda Iska soo Sharixi karta Caasimada

Hargeysa (SLpost)- Suldaan Xuseen Xaaji Cabdi Cabdilaahi oo ka mid ah madax-dhaqameedka Hargeysa, ayaa ku baaqay in ururrada iyo xisbiyadda qaranku aanay doorashadda goleyaasha deegaanka u soo sharaxin magaalada Hargeysa musharixiin aan u dhalan reeraha degan degmada Hargeysa

Beerlaxawsigii Sheekh Shariif, Dhoola-caddeyntii Siilaanyo, Amakagii Puntland iyo Galmudug

Qallinkii Wariye: Khadar Jaamac Dirir Waxa khamiistii dalka Imaaradka carabta ku soo dhamaaday kulankii ay wada yeeshan Madaxweynayaasha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo...

Sheekh Maxamuud Sh.C/laahi Muuse (Sh.Maxamud Xoogbadane) oo Maanta si heer qaran ah loogu aasay magaalada Borama.

Borama (SLpost)- Alle ha u naxariistee Sheekh Maxamuud Xoogbadane wuxu dhashay 1945kii, waxbarashadiiisu waxay ahayd culuunta diinta islaamka, wuxu wax kusoo bartay Dalka Ethiopia,...

Wasaaradda Caafimaadka oo hay’adda MSF kala wareegtay Gacan-ku-haynta Cusbitaalka Ceerigaabo

Hargeysa (SLpost)- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Marwo Nimco Xuseen Qawdhan ayaa maanta kala wareegtay Hay’ada MSF gacan ku haynta Cisbitaalka Magaalada...

Ku-simaha Madaxweynaha Qaranka oo Tacsi u diraya Abaal-duulihii Qaybta 12 ee Ciidamada Qaranka oo Hargeysa lagu aasay

Hargeysa (SLpost)- Ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ahna Madax weyne ku xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa dhanbaal tacsi ah u diray...

Xukuumadda Somaliland oo xilliga kala-guurka ah ee Dawladda Somalia u aragta Fursad waxtar u leh Wada-hadallada u socda labada dhinac

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigelinta ee Somaliland ahna afhayeenka rasmiga ah ee xukuumada Mudane Cabdi Yuusuf Ducaale “Boobe” ayaa cadeeyay in wada...

Cabdiraxmaan Soltelco: Murashax Kasbaday Taageero Xooggan

Hargeysa (SLpost) - Xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE ayaa golaha deegaanka Hargeysa  u soo sharaxay Cabdiraxmaan Maxamamuud Caydiid (Soltelco) oo ka mid ah dhalinyaradda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img