HomeSuldaan Reer Hargeysa oo ka hadlay cidda Iska soo Sharixi karta Caasimada

Suldaan Reer Hargeysa oo ka hadlay cidda Iska soo Sharixi karta Caasimada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

[H]argeysa (SLpost)- Suldaan Xuseen Xaaji Cabdi Cabdilaahi oo ka mid ah madax-dhaqameedka Hargeysa, ayaa ku baaqay in  ururrada iyo xisbiyadda qaranku aanay doorashadda goleyaasha deegaanka u soo sharaxin magaalada Hargeysa musharixiin aan u dhalan reeraha degan degmada Hargeysa, isaga oo tilmaamay in caasimada Hargeysi tahay degmo ay degaan ardaayo deegaan ku ahi.

blank“Waxaan Ururadda iyo axsaabta siyaasadda u soo jeedinayaa uguna baaqayaa inaanay doorashada Goleyaasha deegaanka aanay u soo sharixin magaaladda Hargeysa murashaxiin aan u dhalan degmadda Hargeysa. Waayo Magaalada Hargeysa waa degmo ay degaan ardaayo deegaan ku ahi,”ayuu yidhi Suldaan Xuseen Xaaji Cabdi Cabdilaahi oo u waramay qaar ka mid ah saxaafadda.

Suldaanku isagoo hadalkiisa sii watayna waxa uu yidhi,  “Ururka ama xisbiga degmadda Hargeysa u soo sharraxa musharixiin aan ahayn reeraha deegaanka, waxaanu u cadaynaynaa inaanu wax cod iyo taageero ah ka heli doonin bulshada. Haddii la doonayo in Hargeysa noqoto caasimad, waa in la ansixiyaa xeerkii caasimadda oo muddo badan Golaha wakiilada horyaalay isla markaana la xadeeyaa bedka dhulka caasimadda oo aan xadaysnayn meelo badana muran ka jiro.”

 “Doorashada Golaha deegaanka ee lagu wado inay dalka ka dhacdo dhawaan waxa lagu dooranayaa xildhibaanadii ummadda reer Hargeysa u fulin lahaa adeegyadooda bulshadda, waxaan qabaa nin aan u dhalan reeraha degan Hargeysa haddii uu ku soo baxo doorashada inaanu daynayn inuu wax u qabto umadda sababtoo ah maba aha deegaan. Waxaan  mar kale ku baaqayaa in la ilaaliyo degmonimada Hargeysa oo aan cid aan ka soo jeedin ardaayada degan aan loo ogolaan inay is sharaxaan.”ayuu yidhi Suldaan Xuseen.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories