HomeSheekh Maxamuud Sh.C/laahi Muuse (Sh.Maxamud Xoogbadane) oo Maanta si heer qaran ah...

Sheekh Maxamuud Sh.C/laahi Muuse (Sh.Maxamud Xoogbadane) oo Maanta si heer qaran ah loogu aasay magaalada Borama.

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Borama (SLpost)- Alle ha u naxariistee Sheekh Maxamuud Xoogbadane wuxu dhashay 1945kii, waxbarashadiiisu waxay ahayd culuunta diinta islaamka, wuxu wax kusoo bartay Dalka Ethiopia, qaabka wax uu usoo bartayna waxay ahayd sidii culimadii somalidu ay safarka ugu gali jireen waxbarashada.

blankAllaha Naxariistii Jano ka waraabiyee Sheekha waxaa aad looga yaqaanay Gobolada Woqooyi (Somaliland) iyo Killilka Shanaad ee Ethiopia oo uu magac iyo Karaamo badan ku lahaa, Sheekhu Wuxuu waqti badan waxbarashadii kusoo qaatay gobolka soomaalidu tagto ee Kililka shanaad gaar ahaan qabridahar, dhagax buur, jijiga iyo Herer.

Sheekhu markii dambe wuxuu can ku noqday magaca sheikh Sarfiile oo kayimd Cilmiga (Sarfiga) oo uu aqoon dheeraad ah u lahaa, waxa kale oo uu sheikh can ku ahaa cilmu Carabiga sida Naxwaha, Balaaqada iyo Funuunta Carabiga oo dhan.

blankSheekhu wuxu kaalin libaaxleh ka qaatay waqtigii nabadaynta Somaliland, oo uu ka mid ahaa Sheekhyadii iyo Odayadii la shaqeeyay Madaxwaynihii hore ee Somaliland Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal.

Sanadihii u dambeeyay waxa uu sheikh Maxamuud ku qaatay Gurigiisa oo uu cibaado, Quraan akhris, iyo Dikri ku hayay, Sheekhu waxa uu geeriyooday 28-June 2012, waxana Maanta oo ah 29-June 2012 si wayn loogu aasay magaalada Borama.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories