DAAWO kulanka Dhexmaray Somaliland iyo Soomaaliya (VIDEOS)
Kulanka Wufuudda ay hoggaaminayaan Madaxweynayaasha Somaliland iyo Soomaaliya
Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Somalia oo kulmay magaalada Dubai iyo Nuxurka War-murtiyeed ay labada dhinac soo wada saareen (SAWIRRO)
Dubai (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud iyo Madaxweynayaha Somalia Shariif Sh. Xasan, ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Dubai ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.
Guddida Tacliinta Sare oo sheegay inaan dalka laga furi karin Jaamacad aan la Xaqiijin Tayadeeda Waxbarasho
Hargeysa, (SLpost)- Guddida Tacliinta Sare ee Somaliland ayaa sheegay inaan dalka laga furi karin jaamacad dambe oo aan jaamacad aan ka diiwaan gashanayn xafiiska guddida tacliinta sare, iyaga oo sidoo kale sh
Xildhibaano ka tirsan Guurtida oo baaq nabadeed u diray Beelo ku dagaalamay Deegaanka Dacmo
Hargeysa, (SLpost)- Qaar ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa baaq nabadeed u diray laba beelood oo ka mid ah Somaliland oo dirir...
“Ma bannaana waxaan ummada ballanteeda ahayn in siyar-siyar loogu xado”
Waxa jirta maah-maah can ah oo tidhaahda taariikhdu way soo noqnoqotaa taa macnaheedu waxa weeye wax mar hore ka dhacay dunida meel ayaa meel kale ka dhaca xilli aan xiligaa ahayn, noloshuna waxay ka buuxdaa guul iyo guul-darro labadaba, ummadi markay talo leedahay waa in ay leedahay ujeeddooyin ay maanka ku hayso.
Xornimadii Khasaartay – W/Q: Prof. Cabdixakiim Y. Kheyre
Maqaadiirta siyaasadu waa dhacdo dhif ah oo qalibta nidaamka siyaasadeed ee caalamka. Rogmadka Falastiin waa maqaadiirta siyaasadeed ee caalamka ugu caansan uguna mushkilada badan....
Madaxweyne Siilaanyo iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Socdaal ugu ambo-baxay Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud iyo Wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa maanta socdaal ugu kicitamay Dalka Isutagga imaaraatka Carabta, iyagoo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

