HomeMillateriga maraykanka iyo Israa'iil oo si wada-jir ah u Samaynaya Dhoolatuskii ugu...

Millateriga maraykanka iyo Israa’iil oo si wada-jir ah u Samaynaya Dhoolatuskii ugu balaadhnaa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Wargayska Macaareef ee dalka Israaiil ayaa warbixin ka sameeyey dhoollatuska Millateri ee ay bisha Oktoobar ee sanadkan sida wadajirka ah u samayn doonaan Ciidamada Maraykanka iyo Israa’iil, waxaana dhoollatuskan oo lagu tijaabinayo kartida ciidamada Israaiil u leeyihiin inay iska waabiyaan weerar laga yaabo inuu si kediso ah ugaga yimaado wadamada Iran iyo Xitaa Suuriyada sii Dumaysa ((Rag wax isaga gobolo waaweyn))waxaa laga dhigayaa in tobonaan sawaariikh ah laga soo ridayo Iran sidoo kalena waxaa ciidamada labada dhimac israa’iil iyo Maraykanka muujin doonaan sida ay u difaaci lahaayeen hadiiba uu nadaamka bashaar al-asad ee Suuriya go’aansado inuu ku hurgufo gantaalahiisa dhinaca israa’iil hadii ay dhacdo in Nato ku samayso faro gelin millateri.
Ugu yaraan afar Kun oo Ciidamada Maraykanka ah iyo kumanaan kale oo Israa’iiliyiin ah oo ku tababaran qaabka difaaca cirka kuna hubaysan gantaalaha difaaca iyo Gawaadhida gaashaaman ayaa ka qayb aadan doona dabridkan millateri .
blankWaxaa lagu jiraa hadda qabanqaabada dabridkaas waxaana dhowaan booqday dalka Israa’iil sarkaalka battalion-ka labaad ee Ciidamada Maraykanka ee saldhigoodu yahay qaaradda Afrika Gen. Greek Franklin, waxaana la aaminsan yahay in israa’iil  dabridkan  u adeegsan doonto nadaamka difaaca ee loo yaqaan Hites 2 oo ah mid digniino goor hore ah ka bixin kara gantaalaha ku soo aaddan dhulweynaha Israaiil. waxana ay ku doonaysaa inay farriin u dirto gantaalaha balaastikada ah ee Iran, xili uu jiro werwer baladhan oo israa’iil ka haysta awooda millateri ee Xisbullaahi iyo kooxaha falastiiniyiinta oo soo kordhaysa iyo weliba xaaladda degenaansho la’aaneed ee ka jirta dalka la deriska ah ee Suuriya.
ragga ka faalooda arimaha Bariga dhexe waxay sheegayaan in dabridkani bilow u yahay weerar israaiil ku qaadi doonto barnaamijka Nuclier-ka ee Iran, isla markaana ujeedada dhoollatuskani tahay in la sii ogaado sida ay dawladda yuhuuddu uga jawaab celin karto weerar rogaal celis ah oo ay Iran la beegsato dhulka Israaiil.

Xuseen Aadan Yuusuf (Kurdi)

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories