Shirkadaha ALNUUR Furniture iyo Habboon-Deeqa oo Heshiis-Iskaashi wada saxeexday
Hargeysa (SLpost)– Shirkadda qalabka guryaha iyo xafiisyada ee ALNUUR Furniture iyo Tukaanka maryaha dumarka ee Habboon-Deeqa, ayaa maanta heshiis-iskaashi ku wada saxeexday madasha ay...
Dr. Cabdi Xuseen Gaas oo ku Guulaystay Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Sare ee Jaamacadda Hargeysa oo Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare sannadkan gudihiisa u magacowday inay soo xulaan Cidda ku habboon xilka...
Shirkadda SOMTEL oo Heshiis la gashay Shirkadda Caalamiga ah ee GOOGLE
Hargeysa (SLpost)-Shirkadda isgaadhsiinta Casriga ah ee Somtel ayaa shalay soo bandhigtay Adeeggan cusub oo loogu wan-qalay Somtel Google Services, waxa ay shirkaddu ku shaacisay...
Loolayarradii Jaamacadda Hargeysa Ma waxay Noqdeen Qaar Xaqa Iyo Caddaaladda Lagu Burburiyo?
Waxaynu ka Warqabnaa in Jaamacadda Hargeysi bixiso Qareenno loogu talo galay inay ku Caawiso Dadka Dulman ee aan Awoodi Karin in ay Qareenno Qabsadaan,...
OGAYSIIS: Shir Sannadeedka 2aad ee Qurba-joogga Somaliland
Xafiiska Xidhiidhka Jaalliyadaha JSL wuxu ogaysiinayaa dhammaan Jaalliyadaha reer Somaliland intooda dalka ku sugan ama ku soo socda wakhtigan xagaaga ah ama ka soo qaybgeli kara in la qaban doono shir sannadeedkii 2aad ee Qurba-joogga Somaliland dalka gudihiisa ku yeeshaan oo ku beegan m
DAREENKEYGA IYO SUCUUDIGA 20 SANNO KA DIB- 4aad – Dhaqaalaha Iyo Horumarka Bulshada ~ Axmed Xasan Carwo
Mawduucan oo ah mid aad u ballaadhan weliba dhinaca Sacuudiga ah badweyn oon gunteeda la gaadhayn waxaan idinku soo koobi doonaa aragti-shinbireed aad u...
SHEEKO GAABAN: Fariintii safarka – W/Q: Saddam Carab
Waa casar gaaban roob aan badnayn oo dhulka qaboojiyey ayay markaa jaqaftiisii go’day, naftu waxay jecelaysanaysay socodka lugta ah, neecawda dhulka qabow soo dul...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

