Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Budhcad Xilkeedka Gobolka Saaxil oo Xeradii Labaad Ee Ciidanka Badda Iyo Ilaalada Xeebaha Baloodheeyay

Mujaahid Axmed Ibraahim (Wadne )  Oo Ka Waramaaya Khatarta Ay Leedahay Xeryaha Ciidamada Ee La Ibiiyay ‘Sidaynu Hore U Soo Sheegnay Waxay Budhcad Xilleedku Ku...

Wasiirrada Maaliyadda iyo Beeraha oo Gobolka Maroodijeex ka bilaabay hawl-gallo ay Beeraleyda ku dhiirri-gelinayaan Cashuur Bixinta iyo Qaadashada Liisamada Beeraha

Laasgeel (SLpost)- Wasiirrada Maaliyadda iyo Beeraha Somaliland oo muddooyinkii u dambeeyey ku gudo-jiray hawlaha der-der galinta Cashuuraha dalka, ayaa shalay kormeer hawleed la xidhiidha hirgalinta Cashuuraha beeraha, waxa ay ku soo mareen deegaanka Degmada Laasgeel.

Dalka Faransiiska oo Maraakiib dagaal u diraya Xeebaha Soomaaliya

Djibouti, 12 July 2012(Ogaal)–Dawladda Faransiiska oo dhawaan loo magacaabay in ay qabato hoggaanka howl-galka la dagaalanka Budhcad-badeedda ee Midowga Yurub, ayaa shaacisay in ay...

Todobaadka Bandhigga Bugaagta Caalamiga ah ee Hargeysa oo la Iclaamiyey wakhti uu bilaabmayo

Hargeysa (SLpost)- Ururka Red Sea Cultural Foundation ayaa iclaamiyay wakhtiga uu furmayo bandhig sanadeedka 5-aad ee Buugaagta Caalamiga ah ee Hargeysa. Bandhigga Buugaagta Hargeysa ee...

Dhismaha Hool Weyn oo Wax ka taraya Qalin-jebinta Jaamacadda Camuud oo DAHABSHIIL GROUP maalgelinayaan oo Maanta la bilaabay

Boorama (SLpost)- Waxaa maanta si rasmi ah loo bilaabay dhismaha hool wayn oo ay shirkadda Xawaaladda Lacagaga ee Dahabshiil ugu deeqday Jaamacadda Camuud ee...

Wasaaradda Waxbarashada oo ka warbixisay Ujeeddada Socdaal laba Sarkaal oo Turki ahi dalka ku yimaaddeen

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixisay ujeeddada socdaal ay dalka ku yimaaddeen laba sarkaal oo ka socda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img