XISBIGA UCID: Baaq Samafal (Humanitarian Press release)
Sida aad la wada socotaan ,waxaa lagu guda jiraa bishii barakaysneyn ee RAMADAAN,bishii naxariista iyo isu gargaarka.
Guddoomiyaha Golaha Guurtida oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay, Si weyn loogu soo dhaweyey Magalada Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleeban nuur) ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Berbera, ka dib markii...
Madaxweyne ku-xigeenkii Ghana oo loo dhaariyey xilka madaxtinimo ee dalka Ghana Xilli uu geeriyooday madaxweynihii hore
Accra (SLpost)-Madaxweynihii dalka ku yaalla Galbeedka Afrika ee Ghanna John Evans Atta Mills, ayaa xalay ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla Magaalada caasimada ah ee...
100 arimood oo kuu suurta galinaya in ganacsigaagu guuleysto (Kaga dayo Dahabshiil Group) – W?Q: Jibriil Mohamed Hassan – Q.1aad
Mawduucan oo ah mid aad u balaadhan waxan ku faaqidi doonaa dhinaca dhaqaalaha oo ah badweyn aan gunteeda la gaadhi karin. waxaan idinku soo...
Taariikhda Khaliifkii Koowaad ee Islaamka Abubakar Saddiiq (RC)– Sh. Aadan Siiro (DHEGAYSO)
Waxa aanu maanta halkan idinku soo gudbinaysaa Taariikhda Asxaabihii Qaaliga ahaa, Khaliifkii Koowaad ee Islaamka Abubakar Saddiiq (RC). Waxa Soo jeedinaya Sheekh Aadan X....
Wasiirka howlaha guud oo waxba kama jiraan ku Tilmaamay inuu iska casilayo xilka wasiirnimo
Hargeysa(SLpost)-Wasiirka wasaaradda Hawlaha guud iyo guriyanta Somaliland Md Cabdi Xaabsade, ayaa maanta ka hadlay warar aan sal iyo raadtoona lahayn oo tilmaamaya inuu iska...
Shirkadda Dahabshiil oo caddaysay in Macluumaad-koodu Xafidan yahay, Sharcigana la tiigsanayaan Ciddii ka dambaysay Dacaayad laga baahiyey
Hargeysa (Slpost)- Shirkadda Dahabshiil ayaa mar kale beenisay dacaayado ay qaar ka mid ah shabakdaha Wararka Soomaalidu ka faafiyeen maalmihii la soo dhaafay, kaasi...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

