HomeWasiirka howlaha guud oo waxba kama jiraan ku Tilmaamay inuu iska casilayo...

Wasiirka howlaha guud oo waxba kama jiraan ku Tilmaamay inuu iska casilayo xilka wasiirnimo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...


Hargeysa(SLpost)-Wasiirka wasaaradda Hawlaha guud iyo guriyanta Somaliland Md Cabdi Xaabsade, ayaa maanta ka hadlay warar aan sal iyo raadtoona lahayn oo tilmaamaya inuu iska casilayo xilka wasiirnimo.

blank

Md Xaabsadde oo maanta u waramay warbaahinta dalka, ayaa sheegay inuu beryahan-ba maqlayey wararka is-casilaadiisa, laakiin haba yaraate aanay isaga ka soo bixin. Isla markaana aanu ku talo-jirin inuu iska casilo xilka uu qaranka u hayo, waxaanu tilmaamay dadka iyagu qoraya dad aan iyaga masuuliyadi saarnayn.

Wasiirku waxa uu sheegay in dadka iyagu arrinta wad-wadda inay yihiin dad doonay inay xukuumadda khal-khal dhex dhiggan, isagoo carabka ku adkeeyey in aanu is-casilayn qorshahan ugu jirin.

Wasiirka Howlaha guud oo ka hadlaya arrimihii loo nisbeeyey wuxuu isku casilayo waxa uu sheegay in dadkii iyagu lagu xidh-xidhay Laascaanood iyo kuwii iska casilayba lagala xidhiidhayo Wasiirka arrimaha gudaha, maadaama oo isagu masuul ka yahay amnigga gudaha.

SOMALILAND POST.NET

HARGEYSA/SOMALILAND

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories