Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka oo dadafaysay warar sheegaya inay cago dhigtay Muqdisho
Hargeysa, (SLpost)- -Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Marwo Nimco Xuseen Qawdhan, ayaa beenisay warar warbaahinta qaar ku soo baxay oo sheegayay inay ka digtay magaalada Muqdisho,...
Fadliga Salaadda Taraawiixda
Sidaan ogsoonahay Bisha Ramadan, waxaa ka mid ah shicaa’irteeda tukashada Salaada Taraawiixda, waana salaad sunno ah oo la tukado salaadda Cisha dabadeed, waxaana loo...
Guddida Wanaag Farista iyo Xumaan Reebista oo sheegtay in ay si rasmi ah u Bilaabeen Ololihii lagula dagaalamayey Dadka Xaaranta kariya
Hargeysa (SLpost)- Guddida Wanaag farista iyo Xumaan reebista ee Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay in si rasmi ah u bilaabeen ololihii ay bisha ramadaan...
Madaxweyne Siilaanyo oo Tacsi u diray Taliyihii Ciidanka Asluubta Ee Gobolka Togdheer oo maanta geeriyooday
Hargeysa (SLpost)-Alla ha u naxariistee Taliyihii Ciidanka Asluubta ee Gobolka Togdheer Marxuum Jaamac Axmed Qodax (Jaamac Dheeg), ayaa maanta ku geeriyooday dalka Itoobiya, ka...
Ilaali Eedaabta Bisha Ramadaan !!!! W/Q: Khadar Jaamac Dirir
Walaalayaal dhamaantiin waxaan idin leeyahay Ramadaan Kariim, haddii aan maqalkayga u soo daadago waxaan inyar kaga hadli doona bisha ramadaan ee ilaahay inugu faral...
International Women’s Day Short Story Competition / Women’s Domination / The Forgotten Writers Foundation
“The Forgotten Writers” foundation was created after the Egyptian revolution with a clear Mission Statement to reveal the depth of Egyptian Literature to the rest of the world. This would be done by writing about cultural and social topics that are original and novel through the story competitions that are released. The first project this foundation offered was a book of short stories about the revolution by twelve Egyptian residents.
Faa’iidada Soonka: Deraasaddii ugu dambaysay ee Khubarada Reer-Galbeedka – W/Q. Faysal M. Xasan
Cilmi baadhis caafimaad oo dhawaan ay sameeyeen khubaro reer galbeed ah oo u kala dhashay waddamada Talyaaniga iyo Maraykanka ayaa shaaca ka qaadday, faa’iidada caafimaad ee Soonku u
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

