HomeMadaxweyne ku-xigeenkii Ghana oo loo dhaariyey xilka madaxtinimo ee dalka Ghana Xilli...

Madaxweyne ku-xigeenkii Ghana oo loo dhaariyey xilka madaxtinimo ee dalka Ghana Xilli uu geeriyooday madaxweynihii hore

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Accra (SLpost)-Madaxweynihii dalka ku yaalla Galbeedka Afrika ee Ghanna John  Evans Atta Mills, ayaa xalay ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla Magaalada caasimada ah ee Accra.

blank

Sida uu sheegay xafiiskiisu Madaxweynaha    waxa uu  Madaxweynuhu  ku geeriyooday  cisbitaal , ka dib markii loola cararay xanuun shalay ku soo booday, isaga oo dhawaan ka soo laabtay socdaal caafimaad oo ku tagay dalka Maraykanka.Kulan ay isugu yimaadeen baarlamanka dalka Ghana ayaa xilka  Madaxweynenimada loogu dhaariyaya Madaxweyne ku xigeenkii John  Dramani Maha  oo xilka hayn doono illaa bisha December   ee sannadkan , waxaana lagu dhawaaqay  toddobaad baroor-diiq Qaran ah,iyada oo hoos loo dhigay  calanka dalka Ghana.

Madaxda caalamka iyo Qaramada  Midoobay ayaa tacsi u diray  Madaxweyne John Atta Mills oo ay ku tilmaameen nin dadaal ugu jiray sidii uu dalkiisa u horumarin lahaa.

Madaxweyne Barack Obama oo ay kulmeen sannadkii 2009-kii markii uu booqashadiisii ugu horeysay ku maray Qaaraada Afrka , ayaa sheegay in uu ahaa hogaamiye u adeegayay shacabkiisa“ Madaxweyne Mills isaga oo ka dadaalan waxa uu u shaqeeyay sidii  uu horumarin lahaa nolosha dadka reer Ghana” ayuu  yidhi Obama.

Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon,  Madaxda dalalka Nigeria, Ivory Coast, Toga iyo hogaamiyayaasha  kale ee caalamka ayaa iyana dadka reer Ghana ka tacsiyeeyay dhimashada Madaxweyne John Mills.Mr Mills ayaa sannadkii 2010-kii ku guulaystay in dalkiisa saliid laga soo saaro, ka dib markii uu soo jiitay   maalgashi caalami ah.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories