HomeXISBIGA UCID: Baaq Samafal (Humanitarian Press release)

XISBIGA UCID: Baaq Samafal (Humanitarian Press release)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 (Ramadaan kariim)

Ku:- Dhamaan  Ganacsatada/Tijaarta  reer Somaliland

Ku:- Qurba jooga reer Somaliland.

Ku: Ururada Samafalka  Caalamka iyo Somaliland-ba

“Xisbiga UCID waa  Xisbi u taagan cadaalada iyo daryeelka Ummadda reer Somaliland,waa Xisbi la qaybsada Shacabkiisa dhib kasta oo la soo gudboonaata sida aad  marar hore oo badan markhaati uga tihiin waxaana ugu dambaysay gurmadkii iyo baaqii  Musharaxa Xisbiga UCID ee  Gobolada Galbeedka  Somaliland”

Sida aad la wada socotaan ,waxaa lagu guda jiraa bishii  barakaysneyn  ee RAMADAAN,bishii naxariista iyo isu gargaarka.

  • Madaama ay jiraan ABAARO kulul oo xilligan lagaga soo qayliyey gobolada Salal—Awdal iyo Saaxil,kuwaas oo laga cabsi qabo in ay dhibaato weyn gaadhsiiyaan dadka  iyo duunyada ku dhaqan goboladaas.
  • Madaama ay  jiraan Caruur  aad u fara badan ,oo isgu jirta qaar ku jira xarumaha  AGOOMAHA iyo DERBI JIIF(DAN YAR),kuwaas  oo iyana la sheegay in ay ku jiraan xaalad adag,una  baahan in loo gurmada fadliga bisha RAMADAAN awgeed.
  • Madaama  ay jiraan  dad fara bada oo  xanuuno kala duwan u jiifa CUSBITAALADA dalka,una baahan in in loo gargaaro fadliga bisha RAMADAAN  awgeed.
  • Madaama ay jiraan MAXAABIIS  fara badan oo ku xidhan Xabsiyada(Jeelasha) ,una baahan in loo gargaar bisdha khayrka badab ee RAMADAAN.
  • Madaama ay jiraan dad aad u fara badan oo  DANYAR ah,kuwaas oo ay ku adag tahay in helaan nolol maalmeedka caadiga ah.

Haddaba madaama ay jiraan dhamaan xaaladaha adag ee aanu kor ku soo sheegnay,xilligan lagu jiro bishii RAMADAAN ee khayrka iyo sharafta badneyd ,waxaanu halka  baaq samafal uga soo jeedinaynaa guud ahaan shacabka reer Somaliland,gaar ahaan inta uu baaqani sida tooska  ah ugu socdo,anagoo   si  xushamad iyo naxariis leh uga  codsanayna in ay GURMAD IYO TAAKULO  deg deg ah  la soo gaadhaan dhamaan qaybaha  Bulshada ee aanu  sida gaarka ah ugu xusnay BAAQAN SAMAFALKA AH.

Dhamaab  Xafiisyada Xisbiga UCID ee  Gobolada iyo Degmooyinka  Somaliland ,waxaa lagu wargelinayaa in ay ka qayb qaataan gurmadkasta oo lagu badbaadinayo guud ahaan shacabka reer Somaliland,gaar ahaan  dan yarta iyo inta jilicsan.

Waxaa  halaag iyo dhib badani u sugnaatay,kuwa xoolaha Ummadda sida fudud u qaadanaya,Ifka iyo Aakhirana ma liibaani doonaan,mana badbaadi doonaan.

ALLAA   MAHAD LEH

 Abdi M.Saleiman(Mingiste)

Xoghaya  Arimaha Gudaha

         Xisbiga UCID

  abdi_saleiman@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories