Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Fiditaanka HIV/AIDS oo Somaliland hoos u dhacay iyo isbarbar-dhigga sida uu u Saameeyey Dalalka Afrika ee Saxaraha ka hooseeya

Hargeysa (SLpost)- Gudoomiyaha komishanka Qaranka iyo la dagaalanka xannuunka HIV-AIDS Maxamed Daahir Kheyre, ayaa maanta ka warbixiyey marxaladda cudurka AIDS ka marayo Somaliland iyadoo...

Xukuumada Ethiopia Oo Sheegtay In Raysal Wasaare Melez Xaaladiisa Caafimaad Fiicantahay

Washinton (SLpost)- Safiirka Itoobiya u fadhiya dalka Mareykanka, Ambassador Girma Birru, ayaa sheegay in caafimaadka Ra’isulwasaaraha Itoobiya, Meles Zenawi, uu fiican yahay, islamarkaana uu...

90 Tahriibayaal Soomali ah oo laga soo badbaadiyey Badda Mediterranean

Tripoli (SLpost)-Ciidamada Xeebaha badda Talyaaniga ayaa soo badbaadiyay 90 soomaali ah oo ku go’doonsanaa badweynta Mediterranean-ka. Qaar kamdi ah dadkan la soo badbaadiyay oo BBC-da...

Berbera port and pastoralism prove livestock’s worth in Somaliland

Port needs investment to support the thriving livestock industry in Somaliland, where there are more animals than people.    Mark Tran in Berbera, Somaliland With its stretches...

Xukuumadda Siilaanyo oo ay Laf dhuun gashay ay ku noqotay buuxinta jagada Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex

Aniga  oo ah muwaadin reer Soomaaliland ah ka mida muwaadiniinta u dhalatay gobolka Maroodijeex waxaan maqaalkan kaga hadli doonaa oo dhibaatada haysata gobolka moroodi...

Maayarka degmadda Boon iyo Xoghayaha fulinta D/H iyo Saraakil kale oo ka badbaaday daad qaaday iyaga iyo Baabuurkoodii

Saylac (SLpost)-Maayarka degmadda Boon Mr Maxamed Diiriye Dhambiil ee gobolkaasi Selel oo ay weheliyaan Xoghayaha fulinta ee dawladda hoose iyo saraakil kale ay ka...

Shirka ansixinta Dastuurka Soomaaliya oo maanta ka Furmay Muqdisho

Muqdisho (SLpost)- Shirka Ansixinta dastuurka Soomaaliya, ayaa maanta  ka furmay Magaalada  Muqdisho waxaana hadallo kala duwan ka jeediyay madaxda dowladda KMG ah ee Soomaaliya, iyada oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img