Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Ahmadinejad: ‘Jiritaanka Israa’iil waxa uu Meel ka-Dhac ku yahay Bani’aadamnimada’

Tehran (SLpost)- Madaxweynaha Dalka Iran Mohamoud Ahmadinejad ayaa weerarkii ugu khatarsanaa ee dhanka siyaasadda ku qaaday dawladda Yuhuudda isaga oo sheegay in jiritaanka Israel...

Shirkadda Cawil Cawl Oo Deeq Dhar ah gaadh siisay Cisbitaalka dhimirka ee Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Mulkiilaha Shirkada Cawil Cawl, ayaa maanta agaasimaha cisbitaalka guud ee Hargeysa ku wareejiyay deeq dhar ah oo loogu tallo-galay dadka xanuunadda maskaxda...

HARGEYSA: Madax-dhaqameed difaacay Wasiirka Macdanta: “Ciddii Madaxweyne Siilaanyo saluugsani yaanay Beesha ku Xad-gudbin”

Hargeysa (SLpost) – Boqor Mustafe Xuseen Cali oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland ayaa eedayn u soo jeediyay 16 oo dhowaan eedo qabyaalad iyo...

Sheekh Aadan Siiro Oo Abaalmarino Siiyay 30 Dhalinyaro ah Oo Kaalmaha Hore Ka Galay Tartankii Barashada Taariikhda Islaamka.

Hargeysa (SLpost)- Waxa  abaalmarino lacageed  shalay la guddoonsiyay  30 arday  oo ka qaybgalay tartan aqooneed  Diini ah oo  toddobaadkan lagu  soo gabagabeeyay Maasjidka Quba ee Magaalada Hargeysa. Tartanka    dhalinyaradan    oo muddo casharo ku saabsan...

Somaliland iyo Dalalka Khaleejka Carabta oo Xaqiijiyey inay Berri Ramadaan Tahay

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Diinta iyo Aw-Qaafta Somaliland Sh. Khaliil Cabdilaahi, ayaa shaaciyey in maalinta Barri ah tahay Ramadan isla markaana la ciidi doono Maalinta...

UDUB oo Guddoomiyeyaashiisa Gobollada dalka ku amray inay Soo Xulaan Murashaxiinta uga Qayb galaya Doorashada Deegaanka

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga mucaaridka ah ee UDUB ayaa shaaciyey go’aan ay ku wargeliyeen Guddoomiyeyaasha gobollada inay soo xulaan isla markaana diiwaan geliyaan murashaxiinta xisbigaasi...

Maayarka Degmada Berbera iyo Xildhibaan Golaha Deegaanka ah oo maanta ku biiray Xisbiga Kulmiye

Berbera (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Berbera Md Cabdalle Maxamed Cali iyo Xildhibaan Yuusuf Cali Nuur  oo la tirsan xildhibaannada Golaha Deegaan Berbera, ayaa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img