Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Bashar al-Asad oo markii ugu horreysay Lagu Arkay Goob Fagaare ah muddo Lix todobaad ah

Dimishiq (SLpost)- Madaxweynaha Suuriya Bashaar Al Asad ayaa markii ugu horaysay lagu arkay isagoo meel fagaare ah kula tukanaya Salaaddii Ciidul Fidriga madax badan...

Gabay Baroor-diiq ah: Cadaab lama tusaan – By A.A. Garas

Gabaygan waxa loogu baroor-diiqayaa alle-haw-naxariistee, marxuum Abwaan Muuse Aaye Faarax, oo ka mid ahaa ilayskii abwaanada geeska Afrika, oo Jimcahii 17-August-2012 lagu aasay Hargeysa,...

Gobollada iyo Degmooyinka Dalka oo saaka si weyn looga Ciiday iyo Madaxda dalka oo shacbiga kala qayb-galay (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada ayaa saaka kala qeyb galay salaadii ciidul fidriga Masjid...

Jamaal Cali Xuseen oo hambalyo u diray Shacbiga Reer Somaliland, Rejo Fiicanna ka muujiyey Guul Xisbiga UCID ka gaadho Doorashada

London (SLpost)- Musharaxa Madaxweynaha Somaliland ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen waxa uu Hambalyo u ku aaddan Ciidal-Fidriga u dirayaa dhammaan shacbi-weynaha Somaliland iyo...

Wasaaradda Waxbarashadda oo farriin adag u dirtay Shaqaalaheeda hungurigu kaga jiro ka qaybgalka Doorashada Golaha deegaanka

 Hargeysa (SLpost)-Wasiirka wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta sarre Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa qoraal ay soo saartay waxay ku wargelisay dhamaan-baa Agaasime waaxeedyadda iyo shaqaalaha...

Madaxweyne Siilaanyo oo Munaasibadda Ciidal Fidriga ku hambaleeyey Shacabka Somaliland iyo Dunida Muslimka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Hambalyo iyo bogaadin  u dirayaa shacbiga Somaliland (meel kasta oo ay joogaan gudo...

Barnaamijka KASMAAL ee Shirkada SOMTEL Iyo TV-ga Qaranku Iska kaashadeen oo la soo gabo-gabeeyay

Hargeysa (SLpost)- Barnaamijkii loogu magac daray Kasmaal ee bisha Ramadaan ka socday Telefishanka Qaranka Somaliland ayaa jimcihii lagu soo gabagabeeyay xarunta TV-ga Qaranka ee magaalada Hargaysa. Barnaamijka Kasmaal waxaa soo saaristiisa si wada jir ah iskaga kaashaday Shirkada Isgaadhsiinta ee SOMTEL iyo TV-ga qaranka waxa dadweynuhu ay si furan uga jawaabayeen su’aalo aqoon guud ah waxaana lagu qaadanayay abaal marin lacageed oo lagu qaadanayay 3 Malyan oo shilin iyo Mobile .

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img