HomeShirkadda Cawil Cawl Oo Deeq Dhar ah gaadh siisay Cisbitaalka dhimirka ee...

Shirkadda Cawil Cawl Oo Deeq Dhar ah gaadh siisay Cisbitaalka dhimirka ee Hargeysa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Mulkiilaha Shirkada Cawil Cawl, ayaa maanta agaasimaha cisbitaalka guud ee Hargeysa ku wareejiyay deeq dhar ah oo loogu tallo-galay dadka xanuunadda maskaxda qaba ee cisbitaalkaasi lagu hayo kuwaasi oo tiradoodu gaadhayso 40 qof oo rag iyo dumarba leh.

blankCawil Cawil waxa intii uu ku gudo jaray qeybta deeqdan dharka ah uu timaha ka xiiray raga ku jira cisbitaalka Dhimirka ee magaalada Hargeysa.Waxa shirkaddani ay dadkan qof walba ugu deeqeen hal isku joog oo dhamaystiran.

Mulkiilaha shirkadan Cawil Cawl Cabdilaahi, ayaa sheegay in deeqdani aanay ahayn tii u horeysay ee ay geeyaan cisbitaalada, waxaanu tilmaamay in deeq tan la mid ah ay geeyeen cisbitaaladda Boorame iyo Berbera.

Cawil Cawl waxa uu intaasi ku daray in ay sii wadi doonaan kaalmada ay ugu gar-gaaraan dadka xanuunada maskaxda qaba ee ku jira cisbitaalada dalka.

Agaasimaha Cisbitaalka Guud ee Hargeysa ayaa u mahad celiyay shirkadan, waxaanu tilmaamay in dadkan xanuunsanayaa ay hayso baahi balaadhan oo dhinac walba ah.

Agaasimuhu waxa uu ILAAHAY uga baryay shirkadan inuu ka abaal mariyo deeqdan dharkan oo ay ugu tallo-galeen dadka qaba xanuunadda maskaxda munaasibadda Ciidul fidriga darteed. waxaanu bulsho weynta Somaliland u soo jeediyay inay caawiyaan dadka xanuunsanaya ee ku jira cisbitaalka Hargeysa.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories