HomeSomaliland iyo Dalalka Khaleejka Carabta oo Xaqiijiyey inay Berri Ramadaan Tahay

Somaliland iyo Dalalka Khaleejka Carabta oo Xaqiijiyey inay Berri Ramadaan Tahay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Diinta iyo Aw-Qaafta Somaliland Sh. Khaliil Cabdilaahi, ayaa shaaciyey in maalinta Barri ah tahay Ramadan isla markaana la ciidi doono Maalinta Axadda.

Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland waxa uu bulshada Somaliland Eebbe uga baryay inuu ka aqbalo Kheyrka iyo Cibaadada ay ku soo jireen Bisha bisha Ramadan.

Halkan ka dhegayso Codka Wasiirka

wasiirka Awqaafta2

blankDhinaca kale, Dawladaha dalalka Khaleejka Carabta, gaar ahaan Sucuudiga, Qatar iyo Imaaraadka Carabta, ayaa shaaciyey inay bisha Ramadan tahay 30 isla markaana la ciidi doono maalinta Axadda ah ee 19ka August.

Dad badan oo soomay maalintii Jimcaha ayay u noqonaysaa Bari Insha Allah maalintii 30-aad inkastoo ay jiran dad badan oo soomay 28 oo ay u noqonayso u noqonayso 29 maalmood.

Dowlada Sacuudiga, Imaaraadka iyo Qadar ayaa war ka soo saaray in maalinta Axadda ay tahay maalinta koobaad ee ee bisha Shuwaal ee Ciidal-Fitriga.

Saraakiil ka tirsan dacwada Dowladahaas ayaa Muslimiinta ugu hanbaleeyay soonkooda uguna baaqay in ay dhamaystiraan maadaama hal maalin ay ka hadhsan tahay.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories