Maxaa Loo Daba Socdaa Wasiirka Macdanta iyo Biyaha, Maxaase Sababay Weerarada Joogtada ah ee Lagu soo Qaado? – By Dacar
Had iyo Gooraale Waxa aad aragtaan weeraro joogta ah oo lagu soo qaado, Wasiirada ugu dhow dhow, ama Maskaxda iyo Kartida Ka danbaysa,Madaxweynaha Somaliland. Weeraradan Joogtada...
Qarax Xooggan oo Gilgilay magaalada Laascaanood (DAAWO VIDEO)
Laascaanood (SLpost)- Qarax Xooggan oo laga maqlay dhammaan magaalada Laascaanood, ayaa saaka ka dhacay Jidka Geeda-Qarsa ee Koonfurta Magaalada Laascaanood, waxaana khasaare ka soo...
Madaxweyne Siilaanyo oo soo saaray xeer dhaqan galinay Qabsoomida doorashadda Deegaanka
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa soo saaray dhaqan-galinta xeerka cayimaada doorashada golayaasha deegaanka oo loo asteeyay 28-ka bisha November ee...
SomCable taps Optelian for IP over DWDM network (Press Release)
SomCable, a Somaliland-registered fiber-optic service provider, is deploying an IP over DWDM network using optical transport equipment from Optelian, the systems house says. The service provider, which...
Gabiley: Urur-Siyaasadeedka WADDANI oo Deeq Agabka Ciyaaraha ah ku wareejiyay Guddida Ciyaaraha
Gabiley (SLpost)- Urur-Siyaasadeedka WADDANI ayaa deeq ka kooban agabka Ciyaarahaya ku wareejiyay Guddida Ciyaaraha ee Gabiley. Munaasibada Deeqda Lagula Kala Wareegayey oo Ka Dhacaday Xarunta...
Ciidamada NATO Ee Ilaalada Xeebaha Somaaliya oo Soo Furtay Doon La Afduubay
Isbahaysiga Ciidamada NATO iyo kuwa EU ee la dagaalama budhcad-badeedda Soomaalida, ayaa 13kii August, laba doonyood ka soo furtay xeebaha Somaaliya. Markabka dagaalka ee HNLMS...
Tilmaamaha Aqoonsiga Iyo Arrimaha Ku Xeeran – W/Q: Axmed Yusuf Dirir
(Qore: Axmed Yuusuf Dirir, Maareeyihii hore ee Dekedda Berbera) Aqoonsi (Recognition) Somaliland oo hore u ahayd maxmiyad boqortooyadii Ingiriiska intii ka horaysay 26 june 1960, markaas...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

