HomeUDUB oo Guddoomiyeyaashiisa Gobollada dalka ku amray inay Soo Xulaan Murashaxiinta uga...

UDUB oo Guddoomiyeyaashiisa Gobollada dalka ku amray inay Soo Xulaan Murashaxiinta uga Qayb galaya Doorashada Deegaanka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankHargeysa (SLpost)- Xisbiga mucaaridka ah ee UDUB ayaa shaaciyey go’aan ay ku wargeliyeen Guddoomiyeyaasha gobollada inay soo xulaan isla markaana diiwaan geliyaan murashaxiinta xisbigaasi uga qeyb geli doona tartanka doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee dabayaaqada Sannadkan la filayo inay dalka ka qabsoonto.

Qoraal kooban oo uu soo saaray Ku-simaha Xoghayaha Guud ee xisbiga UDUB Cabdixaliim Maxamed Muuse, ayaa lagu faray Guddoomiyeyaasha gobollada dalka inay diiwaan geliyaan murashaxiinta doorashada deegaanka ee doonaya inay ka qayb galaan Doorashada Deegaanka .

Qoraalkaas kooban ee ku-simaha Xog-hayuhu soo saaray ayaa u dhignaa sidan:

“Waxa lagu wargelinaynaa dhammaan Musharixiinta Golaha Degaanka ee Xisbiga UDUB ciddii aan wali is diiwaangelin inay si deg-deg ah ula xidhiidhaan Guddoomiyeyaasha Degmooyinka iyo Gobolada JSL.  Waxa Guddoomiyeyaasha Goboladana sidii hore loogu wargeliyay inay dhammaystiraan xubnaha musharixiinta G/Degaaanka looga baahanyahay Degmooyinka Gobolada muddada ka horreysa shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga oo ku qabsoomi doona Magaalada Hargeysa 25-ka August, 2012.”

SOMALILANDPOST.NET

Hargeysa, Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories