Laba Wariye oo maalintii Labaad Wasiirka Arrimaha gudaha u xidhan oo loo diiday in la booqdo
Hargeysa, 21 February, 2012 (SLpost)- Xasan Cumar Xasan oo ka tirsan Wargeyska Ogaal iyo Maxamed Cabdi Xasan (Boosh) oo maalintii labaad ku xidhan Xarunta...
An open letter to the British Prime Minister, the African Union, the European Union…..
Somaliland was a British Protectorate for 76 years when on 26th June 1960 it gained independence from Britain, with approval and recognition from 35...
Maxa Sababay In Muddo 52 sanadood Ah Bushada JSL Ay Ku Jirto Halgan iyo Inay Ka Werwersanaato Madaxdooda Siyaasiga Ah?!!
Muwaadin, anigoo ah Garyaqaan Maxamed Xasan Siciid (Salli-Dhige), isla markaana ah garyaqaan Tabliiqi-Sharci (Voluntary Lawyer) ah, kana duulaya duruufo adag oo hore ee taariikh...
Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiillada oo sheegay in Xeerka Wareejinta Maxaabiistu sahlayo in la kala Iibsaddo Maxaabiista ku jirta Jeelasha dalka
Hargeys, 21 February, 2012 (SLpost)- Saddex Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay ansixintii goluhu ku ansixiyeen xeerka...
Xukuumadda Somaliland oo Jawaab ka bixisay hadal ka soo jeedhay Sheekh Shariif, soona dhawaysay Dacwada ku socta Cali Samatar
Hargeysa, 21 February, 2012(SLpost)-Xukuumada Somaliland,ayaa si balaadhan u soo dhaweeysay dacwada dalka Maraykanka uga bilaabatay Madaxweyne ku-xigeenkii iyo raiisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Samatar...
Golaha Wakiilladda Somaliland oo maanta Ansixiyey Xeerarka La-dagaalkaBudhcad-badeedda iyo Wareejinta Maxaabiista
Hargeysa, 21 February, 2012 (SLpost)- Golaha Wakiillada ee Somaliland ayaa fadhigoodii Maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay laba xeer oo kala ah Xeerka La...
Wefti ka tirsan Guddiga Diiwaangelinta oo Kormeer ku maray Xafiisyada Ururadda Siyaasadda ee magaalada Laascaanood
Laascaanood, 21 February, 2012 (SLpost)- Wefti ka socda Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka ayaa Maanta kormeer ku soo maray Xafiisyada kala...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

