HomeWefti ka tirsan Guddiga Diiwaangelinta oo Kormeer ku maray Xafiisyada Ururadda Siyaasadda...

Wefti ka tirsan Guddiga Diiwaangelinta oo Kormeer ku maray Xafiisyada Ururadda Siyaasadda ee magaalada Laascaanood

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Laascaanood, 21 February, 2012 (SLpost)- Wefti ka socda Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka ayaa Maanta kormeer ku soo maray Xafiisyada kala duwan ee Ururada Siyaasada ee ka furan Magaalada Laas caanood ee Xarunta Gobolka Sool.

Weftigan oo ka kooban afar xubnood oo uu hogaaminayo Afhayeenka Gudida Diiwaangelinta iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka Xasan Axmed Ducaale “Xasan Macalin” waxay soo kormeereen xafiisyada ururada siyaasada ee sida rasmiga ah hawlahooda shaqo u socdeen kuwaas oo kala ah Xafiiska Urur Siyaasadeedka Wadani, Nasiye, Jamhuuriga, Xaqsoor, Udhis, Rays, iyo Damal .

Afhayeenka Gudida Diiwaangelinta iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka Xasan Axmed Ducaale “Xasan Macalin” oo hadal kooban warbaahinta u jeediyay ayaa mahadnaq u diray Madaxda Xafiisyada Sideeda Urur Siyaasadeed ee hawlahoodii shaqo si wanaagsan u wata isla markaana ay ka muuqato ayuu yidhi diyaar garow ku aadan doorashada golayaasha deegaanka.

SOMALILANDPOST NEWS

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories