Dalka Iiraan oo bilaabay Dhuulatus Milatari oo ay ku difaacayaan Barnaamijooda Nukliyeerka wakhti ay booqasho ku joogaan xubno ka tirsan Qaramada Midoobay
Tehran, 21 February, 2012 (SLpost)- Dawlada Islaamiga ah ee Iraan ayaa Maanta bilowday Dhoolatus Milateri oo socon doona mudo afar cisho ah kaas oo...
Dalka Yemen oo looga dareeray doorasho Nin kali ahi Madaxweyne u sharraxan yahay
Sanca, 21 February, 2012 (SLpost)- Dadweynaha wadanka Yemen ayaa maanta markii ugu horreysay muddo tobanaan sanno ah u dareeray goobaha cod-bixinta si ay u...
OGEYSIIS: Fadlan Kaalay Oo U Hiili Qaranka Iyo Qadiyada Somaliland
Banaanbax balaadhan oo lagu taageerayo gooni isu-taaga Somaliland ayaa ka dhaci doona magaalada Den Haag (Hague) ee dalka Holland (The Netherlands). Bannaan baxani waxa uu...
Qal-qallooca Xukuumada Talada Haysa Iyo Qumanaanta Shacabka Somaliland!
Dadku muu bislaan weli, Inta qaranka dahabkaa, Qabiil uu ku daba jiro, Dalna Wuu habsaamaa, Inta damacu adagyee, Qofba doonistiisa, Danta guud ka jacelyahay Abwaan Abees Xidhiidhka...
Soddon-guurada Kacdoonka Dhalinyaradii UFFO oo maanta si weyn loogu Xusay magaalada Hargeysa iyo Masuuliyiin ka qayb-gashay
Hargeysa, 20 February, 2012 (SLpost)- Wasiirrada Dhalinyarada, Madaxtooyda ayaa Maanta ka qayb galay xuska maalinta dhalinyarada Somaliland oo loo asteeyay 20 bisha February taas...
The World Must Recognize Somaliland On Its Historical Borders – By Ibrahim Hassan Gagale
The Arab World with the leadership of Saudi Arabia must show the courage of recognizing Somaliland Republic on the basis of its own historical,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

