Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Xukuumadda Somaliland oo Muddaysay Qanadaraas loogu tartamayo la-wareegista Haamaha Shidaalka ee Magaalada Berbera

Hargeysa, 29 February (SLpost)-Wasiirka Ganacsiga Somaliland Md. Cabdirisaaq Khaliif ayaa markii ugu horreysay ka hadlay wakhtiga la bilaabayo tartan loo galayo la wareegista maamulka...

Xukuumadda oo go’aan cusub ka soo saartay qodista Ceelasha Biyaha, una Digtay Shirkadaha

Hargeysa, 28 February, 2012 (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa go’aan ka soo saartay qodista Ceelasha iyo qodista Riigagga biyo-soo-saar, isla markaana waxay Shirkadaha ganacsiga ee...

Somaliland, Shirka London Maxaa Uga Soo Baxay? – Akhri wixii Somaliland uga soo baxay Shirka London

By Rashid Garuf, Wakiilka Somaliland ee USA - Hordhac Somaliland waxay ka soo gudubtay muddo soddon cisho ah oo aad iyo aad looga doodayay in...

Illaahay Dartii u Caawi Hooyo la Dhibaataysan Caruur Maskaxda ka Bukta oo Cunaya Biraha iyo khashinka jidhkooda ka soo baxa.

Hooyo Xabiiba Aw Axmed Diiriye Waxay haystaa Caruur Maskaxda ka Xanuunsaysa oo ay tureen Waalidkii dhalay isla markaana  hooyadii dhashay Caruurtan lafteedu Xanuunsanayso halka...

Guddiga Joogtada ah ee Guurtida oo Warbixin ka hor jeediyey Golaha baaq dhiirri-gelin ahna soo jeediyey

Hargeysa, 28 February, 2012 (SLpost)- Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa fadhigoodii Maanta warbixin kaga dhagaystay hawl qabadkii Gudida Joogtada ah ee Golahaasi taas oo...

Ujeeddada Safar ay dalka Jabuuti ugu kicitimeen wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Dhalinayarada & Ciyaaraha

Hargeysa, 28 February, 2012 (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada,Ciyaaraha iyo Dhaqanka ee Somaliland Mudane Cabdi Siciid Faahiye iyo wefti uu hogaaminayo ayaa fiidnimadii u duulay...

Sheekha Mucjisada ah ee u dhashay dalka Tanzania ee Sh. Shariif oo maanta Hargeysa Yimi

Hargeysa, 28 February, 2012 (SLpost)- Waxa maanta is heer sare ah loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport ee magaalada Hargeysa Sheekh...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img