HomeSheekha Mucjisada ah ee u dhashay dalka Tanzania ee Sh. Shariif oo...

Sheekha Mucjisada ah ee u dhashay dalka Tanzania ee Sh. Shariif oo maanta Hargeysa Yimi

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 28 February, 2012 (SLpost)- Waxa maanta is heer sare ah loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport ee magaalada Hargeysa Sheekh Shariif Makididi oo ah wiil mucjiso ah oo u dhashay dalka Tanzania, isla markaana ah xaafudul Quraan mujicso ku noqday dunidda islaamka ka dib markii uu hadlay isagoo sagaal bilood jir ah, waxa uu meelo badan oo dunida ka mid ahna ka soo jeediyay muxaadirooyin diin ah.

Sh. Mikidadi waxa madaarka Hargeysa kaga hortagay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed oo marti-qaadka uu dalka ku yimid sheekhani u fidiyay isaga iyo iyo culimo-awdiin tiro-badan iyo Guddiga wanaag farista iyo dadweyne kale oo aad u tiro-badan.

Sheekh Shariif Makididi ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay socdaalkiisa Somaliland qeyb ka yahay safaro uu ku marayo dalalka Afrikaanka waxaanu xusay in Safarkiisu uu la xidhiidho arrimaha diinta iyo sidii bulshada loo  fahamsiin lahaa.

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa sheegay in shacbiga iyo xukuumadda Somaliland ay niyadsami ku soo dhawaynayaan Sh. Shariif Mekididi, waxaanu tilmaamay in Sheekhu uu dalka joogi doono mudo 10 maalmood, isla markaana uu la kulmi doono Madaxda Qaranka iyo Culimada Diinta

Wasiirka Diinta iyo Awqaaftu waxa uu intaas ku daray inuu Sheekha si Kalgacal iyo Walaaltinimo leh ugu soo dhawaynayo Somaliland oo ah dalkiisii labaad Wiilkan Xaafudul qur’aanka ah ayaa la filayaa inuu maalinta Khamiista ah ka jeediyo fagaaraha beerta xorriyadda muxaadiro diini ah.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories