HIIL-SHARCI: Haddii Qaddarinta Sharcigu inagaga Xoog badan Tahay HEBELNIMADA Wasiirka Caddaaladda iyo Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranku Midna Maanta Ismuu Hortaagi Kareen Shirkan Arinka...
Ugu horayn, waxaan u mahadnaqayaa Illaahay (SWT), oo ah illaaha keliya ee Xaqa lagu Caabudo. Ilaahaas oo ah illaaha rogroga Quluubta Dadka ee Xaaladba...
Wasiirka Macdanta iyo Biyaha oo Defiray go’aamo ay Ansixintooda Xaq u leeyihiin Golaha Sharci-dejinta Dalku, kana hadlay Qaabka Saami-qaybsiga Somaliland iyo Shirkadaha Shidaalka
Hargeysa, 28 February, 2012 (SLpost)-Wasiirka Wasaaradda Macdanta, Tamarta iyo Biyaha Somaliland Eng. Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa ku dooday in aanay Golaha Wakiilladu wax shaqo...
Hargaysi Gurmadbay Rabtaa
Maanta magaalada hargaysi waa magaalo madaxdii ama caasimadii Somaliland sidaynu ogsoonahayna caasimaduhu waxay leeyihiin shuruudo ay ku noqoto caasimad loomana baahna in layidhaahdo hargaysa...
Somali News
Xukuumadda Somaliland oo shaacisay in qaar ka tirsan Firxadka kooxda Al-Shabaab soo galeen magaalooyinka waaweyn ee dalka
Hargeysa, 28 February, 2012 (SLpost)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa shaaca ka qaadey in dalka ay si toos ah u soo...
Dawladda Hoose ee Hargeysa oo bilowday Qorshe ay Waddooyinka magaalada ugu magac-darayso Shakhsiyaadka dalka Magaca ku leh
Hargeysa, 27 February, 2012 (SLpost)- Duqa Caasimadda Hargeysa ayaa maanta Huteelka Mount Royal Huteel ee magaalada Hargeysa ku soo gabo-gabeeyay shir muddo laba maalmood ah...
Hanti-dhowraha Qaranka oo kulan aqoon-isweydaarsi ah u furay Xisaabiyeyaasha Hay’adaha Dawladda
Hargeysa, 27 February, 2012 (SLpost)- Hanti dhawraha Guud ee Qaranka Muxumed Aw Axmed ayaa Maanta u furay aqoon is weydaarsi socon doona muddo laba...
Kulan-weyne lagu gorfaynayo Xeerka Nidaaminta Garsoorka oo kulmiyey Waaxaha Xeer-dejinta iyo Garsoorka oo maanta Hargeysa ka furmay
Hargeysa, 27 February, 2012 (SLpost)- Kulan hawleed laba cisho soconaya oo lagu lafo gurayo Xeerka Nidaamka Garsoorka isla markaana ay ka qayb galeen ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

