Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka oo Daboolka ka qaaday inay xal u heleen Koox Beenaalayaal Maxkamadaha dadka ku baadhan jiray
Hargeysa, 06 March, 2012 (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex (Hargeysa) Cabdirashiid Maxamed Maxamuud (Ina Durraan), ayaa ka warramay kiisaska ugu badan ee ay Maxkamad...
BILIC MISE BAAHI!?
Waxay quluubaa-geeddiyeen, genbiyeen isla markaana gunta ku hubsadeen goobo-ganacsiyeedyo fara badan oo il-dhaqaale u ahayd dad kumaan gaadhaya oo ku dhaqan caasimada Hargeysa una...
Xukuumadda oo ballan-qaad aan muddaysneyn ku qancisay Naafada iyo Agoomaha Ciidanka Qaranka oo Cabasho la hortagay Xarunta Madaxtooyada
Hargeysa, 06 March, 2012 (SLpost)- Badhasaabka Gobolka Maroodi jeex Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (Xamarje) iyo Ku-simaha taliyaha Ciidanka booliska ahna Taliyaha Ku Xigeenka Ciidanka...
Kulan lagu lafa-gurayo Xeerka Maamul-wanaagga iyo la dagaalanka Musuqa oo maanta Hargeysa ka furmay
Hargeysa, 06 March, 2012 (SLpost)-Shir-ballaadhan oo lagu gorfeenayo maamul wanaagga iyo la dagaallanka musuq maasuqa ayaa mudanayaasha labadda Golle Baarlamaan ee golaha Guurtidda iyo...
Naafada iyo Agoomaha Ciidanka Qaranka oo cabasho la hortagay Wasaaradda Gaashandhigga
Hargeysa, 05 March, 2012 (SLpost)- Qaar ka tirsan Naafada Ciidammada Qaranka iyo Aagggoomaha Ciidanka ee Somaliland ayaa maanta cabasho la hortagay xaarunta Wasaaradda Gaashandhigga ee...
Nafteyduun-bay ilaa Xantaan! – Sheeko Xiiso Badan- Weriye Mustafe-Janaale
Oday Faarax waa nin weyn oo aad loo garanyo. ma jecla inuu dhulkiisa hooyo meelna uga baxo, waxana uu ku nafisa salaanta aroortii dadka...
Hargeysa: Wariye Mustafe Dheereeyo oo la guddoonsiiyey Shahaado sharaf iyo qadar lacag ah
Hargeysa,05 March, 2012(SLpost)-Mustafe Maxamed Nuur (Dheereeye) oo ka mid ah Sawir qaadayaasha Telefishanka qarankaSomalilandoo ka mid ahaa weftiga reerSomalilandah oo qayb ka mid ah...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

