Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo ka hadlay Muran ka taagan dhismaha Wershadda Sibidhka ee Berbera, dadka deegaanka iyo Xukuumadda-na Baaq u diray
Hargeysa, 10 March, 2012 (SLpost)-Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa markii u horeysay ka hadlay khilaaf ka taagan dhismaha...
Hay’adda Shaqaalaha oo shaacisay in la xaddidayo Xuquuqda Qofka Shaqaalaha ah, kuna wareejisay hay’adaha Dawladda Buug lagu koobay Natiijada Imtixaankii Shaqaalaha
Hargeysa, 10 March, 2012 (SLpost)- Mas’uuliyiinta Hay’ada Shaqaalaha dawlada ayaa Maanta Gudoonsiiyay Qaar ka mid ah Wasaaradaha iyo Hay’adaha Madaxa banaan ee dawlada Nuqul...
Wasiirkii hore ee Maaliyadda oo dalka ku soo laabtay kana hadlay khilaafka ragaadiyey Xisbiga UDUB
Hargeysa, 10 March, 2012 (SLpost)-Wasiirka hore ee Wasaarada Maaliyada Xuseen Cali Ducaale Cawil ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay markii uu muddooyinkii ugu danbeeyay...
Yaa harageedii nagaga celiya? – Qaybtii 4aad
Wada hadal !! (“Wada hadla” waa eray Afsoomaali ah,macnihiisuna waa cadyahay,laakiin qolaba sidii ay jeclayd ayuun bay u macnaysatay). 23 Feb 2012 waxaa London ka dhacay...
Madaxweyne Siilaanyo oo Xilkii ka qaaday Masuuliyiin u xidhan Eedo Musuq-maasuq
Hargeysa, 10 March, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Maroodijeex Md. Axmed Cumar X....
11 Xildhibaano ka tirsan Golaha Deegaanka oo gobolka Gabiley oo xabsiga loo tabaaxay
Hargeysa, 10 March 2012 (SLpost)- Qaar ka tirsan Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley oo ka soo morjeeda Maayarka Gabiley ayaa maanta Jajabiyay xaruntii dawlada hoose...
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo ka hadlay Masuuliyiinta Eedaha Musuq-maasuq u xidhan
Hargeysa, 10 March, 2012(SLpost)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici ayaa ka hadlay xadhiga loo geeystay masuuliyiin sarre oo ka tirsan Xukuumadda...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

