WAR DEG-DEG AH: Masuuliyiin loo haysto Eedo Musuq-maasuq oo Ciidamada Dambi-baadhistu Xabsiga u taxaabeen
Hargeysa, 10 March, 2012 (SLpost)- Ciidamada Dambi-baadhista ee Somaliland ayaa maanta Xabsiga u Taxaabay Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex Md. Axmed Cumar X. Cabdilaahi, Agaasimaha Guud...
Dawladda Kenya oo shaqada ka caydhisay 25 Kun oo Shaqaale ka ahaa Cusbitaallada dawladda
Nairobi, 09 March, 2012 (SLpost)- Dawladda Kenya ayaa sheegtay inay shaqada ka caydhisay 25,000 kun oo shaqaalaha caafimaadka ee ka shaqeeya Cusbitaallada dawladda, ka...
Khudbaddii Uu Xaaji Cabdi-Waraabe Ka Jeediyay Baarlamaanka Ingiriiska 2004-tii
Iyada oo ay dhawaan Ingiriiska booqasho ku tageen wefdi miisaan leh oo ka socday Somaliland, oo ay ka mid ahaayeen Madaxwyenaha Somaliland iyo marwadiisa,...
HIIL-SHARCI: KHILAAFKA GOBOLKA SAAXIL Ee Wershadda Sibidhka Iyo Bixinta HAAMAHA Shidaalka – By Salidhige
Anigoo ah Garyaqaan Maxamed Xasan Siciid (Salli-dhige) ahna Garyaqaan mutawac (Voluntary Lawyer) ah ayaa waxaan halkan si kooban aan uga yara hadlayaa isla markaana...
Waxaad ceebta utaqaan ragbay caadadiisa tahay: Qormo dheer oo sharaxaysa faraqa udhaxeeya Madaxweynayaashii soo maray Somaliland
Tan iyo mudadii ay xilka haysey xukumada madaxwayne Axmed siilaanyo waxaa iska soo daba baxayay Dhaliilo iyo ee daymo kala duwan oo salka ku...
Khilaafka Warshada Sibidhka ee Berbera, Xalkeeda Xukuumada ha loo Daayo
Khilaafkii ka aloosnaa warshadda sibidhka ee Berbera ayaa maalmihii ugu dambeeyey meel xasaasi gaadhay, waxaanna loo baahanyahay in xukuumadda ay arrintan si toosa u...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

