Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

SHARIIFKA XAMAR WAXAN LEENAHAY, DAMEERBAA DINAAHIYOO CIYEY WAASE DIBIRADII

taariikhdu waa diiwaan dhigaal oo laga qoro nolosha iyo wakhtiyada adag iyo xiliga barwaaqadaba, dadka bini aadamka ah aya ka taga taariikhda waxayna noqota...

Madaxweyne, Quurba-Joogga Iyo Qaran-Joogga Keeba Musuqmasuq Badan?!

Marka Hore Dhamantiin Waan Idin Salamay Bacda Salan, Wax An Halkan Ku Cabiraya Dhacdo Naxdiin Badan Oo Maalimihi La So Dhaafay  Ka Dhacdey  Dalkeena...

Dr. Gabboose oo Xukuumadda ku dhaliilay burburinta hantida Dadka Danyarta ah kana hadlay Xadhigga Xildhibaannada Golaha Deegaanka Gabiley

Hargeysa, 11 March, 2012 (SLpost)- Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka UMADA Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ayaa si kulul u cadeeyay in Xukuumadda Somaliland ay faro galin...

Wasaraadda Daakhiliga oo amartay in Xoriyaddoodda loogu soo celiyo Xildhibaano ka tirsan Golaha deegaanka Gabiley oo Shalay la xabsiga loo taxaabay

Hargeysa, 11 March, 2012 (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md Maxamed Nuur Carraale (Duur) ayaa shaaca ka qaaday maanta in uu amaray in saldhiga...

Khasaaraha Dhimashada iyo Dhaawaca ka dhashay Qaraxyo Caawa lala beegsaday mid ka mid ah goobaha ugu Saxmadda badan magaalada Nairobi

Nairobi, 10 March, 2012 (SLpost)- Qaraxyo ka dhacay mid ka mid ah Istaamada basaska ee ugu mashquulsan magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa galaaftay...

Kofi Anan oo Dalka Suuriya u tagay si uu u cadaadiyo Xukuumadda Bashar Al-Asad iyo Guddiga Qaban-qaabada doorashooyinka Dalka Masar oo bilaabay hawlaha

Beirut, 10 March, 2012 (SLpost)- Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay Mr.Koofi Anaan ayaa maanta Booqasho qaadanaysa Afar iyo labaatan saacadood ku sugan Caasimada Dalka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img