HomeWasiirkii hore ee Maaliyadda oo dalka ku soo laabtay kana hadlay khilaafka...

Wasiirkii hore ee Maaliyadda oo dalka ku soo laabtay kana hadlay khilaafka ragaadiyey Xisbiga UDUB

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 10 March, 2012 (SLpost)-Wasiirka hore ee Wasaarada Maaliyada Xuseen Cali Ducaale Cawil ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay markii uu muddooyinkii ugu danbeeyay uu ku sugnaa dalka Kenya.

Mr. Cawil oo ka soo degay gegida diyaaradaha ee Egal International Airport ee Magaalada Hargeysa, waxa garoonka ku soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee UDUB  iyo saraakil kale.

Wasiirka hore ee Wasaaradda Maaliyadda Xuseen Cali Ducaale oo war kooban warbaahinta ku siiyey qolka nasashadda ee madaarka waxa uu yidhi, “Ummadana waa in had iyo jeer aad wacyigalisaan oo aad wanaaga  u sheegtaan oo waxaynu maraynaa wakhti aad u culus, waa in aad ummadeena aad wacyi-gelin una sheegtaan in aynu isku dubnaano”.ayuu yidhi wasiirkii hore ee maaliyadda Xuseen Cali Ducaale

Wasiirkii hore ee Maaliyada Xuseen Cali Ducaale waxa uu ka hadlay khilaafka xisbiga mucaaridka  ee UDUB soo kala dhex galay, isaga ooa ka hadlayana waxa uu yidhi, “Tan xisbiga UDUB ee khilaafka siyaasadda ah haddii aanu khilaaf jirin Siyaasad ma noqonayso, khilaafka iyo siyaasaddu waxa weeye laba is bahaysta.Xisbiga UDUB-na khilaafkiisu wax kooban weeye oo waxaan rejaynayaa in si dhakhso ah loo dhammayn doono oo guddoomiyihii baa jooga oo guddoomiye ku-xigeenkii baa jooga, marka waxaan aaminsan nahay in arrinta khilaafka UDUB uu si deg-deg ah u dhammaan doono ayaan aaminsan nahay.”

Cawil Ducaale waxa kale oo uu hadalkiisa ku daray baaq uu u jeediyey Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Eng. Maxamed Xaashi Cilmi oo  ugu baaqay inuu kor u qaado dakhliga dalka. Hadalkan uu Cawil u jeediyey Wasiirka Booska ka beddelay ayaa noqonaya mid la mid ah eedo iyo baaqyo uu Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee wakhtigan u jeedin jiray Xilligii uu Cawil gacanta ku hayey maamulka Maaliyadda Dalka.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories