Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Xidhiidhka Somaliland iyo Jabuuti iyo Xeeladaha Labada Dhinac – W/Q: Xuseen Aadan Yuusuf (Kurdi)

Iyadoo uu maalinba ta xigta kor u sii kacayo xidhiidhka dhinacyada badan leh ee ay somaliland la leedahay jabuuti ayaa qormadeenan kooban waxaynu ku...

LAYTAL KHADAR – W/Q: Prof. Cabdisalaam Yaasiin

Erayga khadar marka qof Soomaaliyi maqlo waxa maankiisa ku soo dhacaya khayr iyo badhaadhe iyo barwaaqo. Sidaa darteed, marka ay dhalato carruur sida badhaadhaha...

Guddoomiyaha UCID oo dhaliilay Waxqabadka Labada Gole ee Baarlamaanka, kana warramay natiijada Shirar uu debedda kaga qayb-galay

Berbera  (SLpost)-Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Labada Gole Baarlamaan ee Somaliland ku eedeeyey inay ka gaabiyeen, iska illaabeen hawsha Qaran ee...

Cambaareyn iyo codsi is-casilaad Deg-deg: Md. Dahir Riyaalle Kaahin

(Soomaalidu waxay  tidhaahdaa--Ilayn  adhigu Qulux  Quluxda kama ilbaxo—Dahir Riyaalle miyaanu  ka ilbixin afarta  hareero fadhiya —oo ogayn in ay yihiin kuwii riday)  INOOGU QAYBIYA XISBIGA ...

Raysal-wasaaraha dalka Kenya oo qaabilay wefti ka socda Somaliland (VIDEO)

Nairobi (SLpost)- Raysal-wasaaraha dalka Kiiniya Mr. Raila Odinga ayaa xafiiskiisa magaalada Nairobi ku qaabilay Wasiirro ka socda Somaliland oo maalmahanba booqasho ku joogay dalkaas. Kulankan...

Madaxweyne Siilaanyo oo Kulan Xog-waraysi ah ku Qaabilay Guddoomiyeyaasha Gobollada Dalka

Hargeysa (SLpost)– Madaxwaynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa kulan xog-waraysi ah kula yeeshay Guddoomiyeyaasha Gobollada dalka.

WEEDHSAN oo mar ka soo wada baxay Paris, London, New York, Sydney, Dubai iyo Hargeisa

Waxa farxad noo ah in Majalladda WEEDHSAN muddo kooban ku qaan-gaadho, islamarkaasna uu Tirsigii saddexaad hal mar xalay ka soo wada baxo Paris, London,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img