Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

FAALLO: Buugga Gorfeynta Silsiladdii Deelleey – W/Q. Faarax Maxamed

Ummad waliba si ayey u kaydisaa taariikhdeeda iyo sooyaalka nolosheeda. Dadka soomaalida oo ah ummad aan wax akhris-qorriinka  aad ugu horayn, waxa Ilaahay hibo u...

Sheeko gaaban: Subaxdii saaxiibka wacnayd! – W/Q: Saddam Carab

Waa subax samaanteeda leh, maankaygana ku suntan, dhammaan cidii lagu martiqaaday munaasibadu intii aanay guryohoodda kasoo huleelin waxa ay ku mashquulsanaayeen sidii ay muuqaalkooda...

Bisaylka ka muuqda Siyaasadda Somaliland waa Sax, Laakiin? – By Xuseen Kurdi

Iyadoo mudooyinkan dambe uu bisayl ka muuqdo siyaasadda Somaliland gaar ahaan dhinaca Arimaha dibada ayaa qormadeenan waxaynu ku eegaynaa muuqaalka uu leeyahay bisaylkaa siyaasadeed...

Diyaarad ku burburtay nawaaxiga magaalada Ugu weyn Dalka Nigeria oo ay ku dhinteen dhammaan rakaabkii Saarnaa iyo dad kale (SAWIRRO)

agos (SLpost)- Diyaarad ganacsi ayaa ku burburtay duleedka magaalada ugu weyn dalka Nigeria ee Lagos taas oo ay ku dhinteen dhamaan 153-kii qof ee...

Dhammaan dadkani waxay hambalyo u dirayaan Meherka Yuusuf Cabdi Muuse iyo Raxma Cabdi Cali

Dhammaan dadkani waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Meherka Yuusuf Cabdi Muuse iyo Raxma Cabdi Cali 1. Shiine Ibrahim Yuusuf & Xaaskisa 2. Mahad Maxamed Cabdi...

Wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya!- Qaybtii 10aad

(Gooni isu taaga Somaliland waa muqadis  iyo Midnimada Soomaaliya waa muqadis,waa labada  qodob ee ay isula imanayaan laba wafti ee Somaliland iyo Soomaaliya.) Tanaasulka (Compromise):- Isu...

DAREENKEYGA IYO SUCUUDIGA 20 SANO KA DIB1 – Ahmed Arwo

Waxay ahayd socdaal ku bilabmay shakhsi ku biirtay hawl qaran kuna socda mid xisbi iyo xukuumad. Waa socdaal taariiki ii ah, mid aan ku soo laabtay dal aan 20 sano ka maqnaa bal se aan ku qaatay nolashayda muddo ka badan intaan dugsiga sare iyo

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img