Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Wasiirkii Amniga Kenya iyo Ku-xigeenkiisii oo ku geeriyooday Shil-diyaaradeed oo ka dhacay duleedka Nairobi

Nairobi (SLpost)- Wasiirkii Amniga Gudaha dalka Kenya iyo Shan qof oo kale ayaa maanta ku geeriyooday shil diyaaradeed oo ka dhacay meel u dhow magaalada Nairobi, sida uu sheegay madaxweyne ku xigeenka dalkaas.

Xagga Berriga Iskaraw! – W/Q: Prof. Cabdisalaam Yaasiin

Biciid ayaa ayaa il qori ka muday. Inkasta oo ishii xanuun galay, hadana wax buu ka arkayay; oo ta kale ee u bed qabta...

“Waa Cadaalado Daro In Masuuliyiin Qaran Lagu Qaado Xukun Aan Caddayn Lahayn” – W/Q: Nasra Xaaji Cabdiraxmaan

Saddexdii masuul ee lagu eedeeyey inay raashin lunsadeen ayaa ka dib markii in muddo ah dhegeysiga dacwadoodu ka socday maxkamadda gobolka Hargaysa ayaa waxa...

Waxanu Ka Xunahay In Badhasaabka Burco warbaahinta Wax lagaga Sheego, Waxaanu u Digaynaa Dhamaan…!

Waxa Maalmahan Danbe an ku arkaayay Qof iyo labo laga danbeeyo oo Badhasaabka Gobolka Togdheer Maqaalo Dhaliilo iyo aflagaada ah u marinayay Media ha...

Madaxweynaha Shacabkiisu Waxay Uga Fadhiyaan Inuu Marlabaad Guusha Siyaasada Gaadhsiiyo Goobta Hayaanka Lagu yahay

Qalinkii Suleiman Saeed Kabadhe(Danjiree). Shacabka Jamuuriyada Somaliland ayaa waxa ay soo mareen sooyaalka taariikhda hadba waacusub oo farxad iyo murugu isuga jira kuwaas oo ugu...

Wasiirka Dib u dejinta oo Kulan la qaatay Maamulka iyo Dadweynaha Gobolka Salal, una ballan-qaaday in Xukuumaddu wax kala qabanayso Dhibaatooyinka Abaarta

Saylac (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Dib u dejinta Somaliland Md. Cabdirisaaq Cali Cismaan ayaa maanta kulan ballaadhan la yeeshay maamulka, degmada iyo dadweynaha deegaanka Saylac...

Midowga Afrika oo codsaday in farogelin Milatari lagu sameeyo dalka Maali

Abidjan (SLpost)- Madaxda Midowga Afrika ayaa codsaday taageero caalami ah si faragelin melatari loogu sameeyo Woqooyiga dalka Maali halkaasi oo kooxo hubaysan ay gacanta ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img