HomeMadaxweyne Siilaanyo oo Kulan Xog-waraysi ah ku Qaabilay Guddoomiyeyaasha Gobollada Dalka

Madaxweyne Siilaanyo oo Kulan Xog-waraysi ah ku Qaabilay Guddoomiyeyaasha Gobollada Dalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

[H]argeysa (SLpost)– Madaxwaynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa kulan xog-waraysi ah kula yeeshay  Guddoomiyeyaasha Gobollada dalka.

blankKulankan oo dulucdiisa lagu sheegay is-xogwaraysi iyo Derder-galinta hawlaha ay Guddoomiyeyaasha Gobolladu qaranka u hayaan, waxa uu madaxweynuhu ku bogaadiyey masuuliyiinta kaalinta ay kaga qayb-qaataan Hawlaha Qaranka isaga oo ku booriyey inay dedaalkooda sii siyaadiyaan, waxaanay dhankooda madaxweynaha uga warbixiyeen Xaladaha nabad-gelyo iyo maamul ee gobolladooda.

blankSidaa waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), waxaanu u dhignaa isaga oo dhameystiran:- “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Maanta xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiyeyaasha Gobolada Dalka oo Dhan, kulan oo ay ujeedadiisu tahay is xog-warsi iyo dar-dar gelinta  Hawsha Qaran ee ay u xilsaaran yihiin.

Waxa madaxweynaha kulankan ku wehelinaayey wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL, Mudane, Maxamed Nuur Caraale (Duur) iyo Wasiirka Wasaaradda Maaliyada JSL, Mudane, Cabdicasiis Muxumed Samaale.

Gudoomiyeyaasha Gobolada Dalku waxa ay ka warbixiyeen xaaladaha nabad-gelyada, Maamulka, iyo Kuwa ijtimaaciga ah ee Gobolada ay madaxda ka yihiin.

blankWarbixintaa dheer ka dib waxa uu madaxweynuhu badhasaabada dalka iyo wasaaradda Daakhligaba ku amaanay Doorka ay ku leeyihiin hawlaha ay qaranka u hayaan iyo xil-gudashadoodaba, Madaxweynuhu waxa uu madaxdaas ku adkeeyey inay sii laban-laabaan adkaynta nabad-gelyada iyo feejignaanta ay kaga hortegayaan cid kasta oo wax u dhimi karta qaranka JSL”

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories