HomeWaxanu Ka Xunahay In Badhasaabka Burco warbaahinta Wax lagaga Sheego, Waxaanu u...

Waxanu Ka Xunahay In Badhasaabka Burco warbaahinta Wax lagaga Sheego, Waxaanu u Digaynaa Dhamaan…!

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankWaxa Maalmahan Danbe an ku arkaayay Qof iyo labo laga danbeeyo oo Badhasaabka Gobolka Togdheer Maqaalo Dhaliilo iyo aflagaada ah u marinayay Media ha Gaar ahaana website’s ka .

Waxan Arinta daraaded raba inan dadka u cadeeyo ama bulshada Somaliland Guud ahaanba in dadka waxyaalaha qaladka ahe lagu so qoraya ee shaqsiyada Badhasaabka wax ka sheegay in dadkaa aan sida lagaga hadhi doonin Lalana Xisaabtamayo si ay noqotaba .

Badhasabka Gobolku wa Cabdo Ayir oo ah shaqsiyan nin la yaqan oo ah nin shaqo ahaana waligi nin ku howlan qaranimada Somaliland tan iyo mudadii Halgan kiina aha mid ka mida dadka ugu cad cad .

Isago sido kale aha Shaqsiyaad ki fara ku tiriska aha ee Dowladi Axmaqa ahayd ee Malatariga Somalia haysatay ay u xidhay dhaqdhaqaaqi SNM – iyado lagu eedaynayo inu aha raga daba ka riixaya HALGANKA SNM .

Badhasaabku shaqsiyan wa nin ah HALGAMA wayn ahna sido kale Mujaahid ka tirsana Xarakadii Dhaqdhaqaaqa Somaliland Doonka ee SNM –

Waxan inta ku dari laha oo kale marka an kaso gudbo tiisa Qaranimo Jacaylka ah wa nin ah dadka noloshooda iyo ta qoysas koodaba kaafiyay ah na Beel Daajiye an la odhan karin wax buu aruursada ama wa nin  Somaliland Dhaqaale uso Doontay –

Sababto ah Maaha Da-ahaan iyo Level ka noloshiisa toona mid dhaqaale u orda mansabkan uu joogaana maaha ban aaminsanahayba mid u qalma ee wa mid cid u dhaanta la Garan waayay .

Badhasaabku wuxu qabtay mudadii uu joogay gobolka Shaqaalayn badan isago sido kale keenay gobolka Haayado aad u badan oo laga faaiday –

Waa marki koobad ee ay gobolka yimaadan Haayado Tirada leeg oo kor u dhaafaya tobanaan waxana marki koobad gobolka ka hir galay quudin ama raashin iyo lacag wada socda oo la siiyo dadka masaakinta ah ee gobolka .

Isku so wada duubo waxanu aad uga xunahay ano ku hadlaya afka Dhalinyarada Gobolka Kuwooda Taageersan Maamulka Gobolka ee badhasaabku Xukumo –

Waxanu aad uga xunahay CAYDA iyo AFLAGAADADA lagu so qoray qaar ka mida MEDIA gar ahaan websites ka qaar ka mida –

Waxan Odhan kara Website yada yeela in shaqsi lagu soo caayo wa Qaar iyagu ka Raaliya Inay Aflagaadeeyan Madaxda – Waana Sharci daro in shaqsi wax laga sheego shaqsiyadiisa iskaba daa mid masuulee ..

Waxan Leeyahay Waar  Website-yadu ha akhriyan oo haka Qabtaan Dadka Madaxda Shaqsiyadooda wax ka sheegaya

Hadii kale waxanu u fahmayna Inay Iyagu ka danbeeyaan dadka waxan qora ama raali ka yihiin

 Ninka Badhasaabka Soo Aflagaadeeyay na waxan leeyahay ADER WAANU KULA XISAABTAMI DOONA ANAKO MARAYNA SHARCIGA DALKA U DAGSAN .

AAD  WAXAN U HAMBALYAYNAYA DHAMAN MEDIA-HA DALKA gar ahan Website-yada EE SO GUDBIYA FIKIRADA DADKA KUWOODA SALIIMKA AH – ANO ku boorinaya wixi ku dhex dhuuntana inay qaban doonaan .

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories