HomeMadaxweynaha Shacabkiisu Waxay Uga Fadhiyaan Inuu Marlabaad Guusha Siyaasada Gaadhsiiyo Goobta Hayaanka...

Madaxweynaha Shacabkiisu Waxay Uga Fadhiyaan Inuu Marlabaad Guusha Siyaasada Gaadhsiiyo Goobta Hayaanka Lagu yahay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Qalinkii Suleiman Saeed Kabadhe(Danjiree).

Shacabka Jamuuriyada Somaliland ayaa waxa ay soo mareen sooyaalka taariikhda hadba waacusub oo farxad iyo murugu isuga jira kuwaas oo ugu kala xardhanaa waayo kala duwan iyo wakhti kagala duwan labadaba waalama ilaawaan geediga sooyaalka taariikhda halba goobta kugu fura  inaad hadana hayaan dheer oo dhib iyo dheefba leh inaad horqaado socodkiisa siigada iyo haraad kaba leh. Xasuus Xorayntii Gumaystaha 1920-1960
Ohintii Xoriyada 26-06-1960
Mururagadii iyo inqilaabkii dagaalkii faraha lagaga gubtay xasuuqii shacabka 1960 -1991
Dhiidhigii SNM iyo gadoodkii shacabka xasuuqii shacabka banayntiI guryihii wacnaa iyo kahulaylkii Burco iyo Hargeisa Berbera Gabiley Borame oodweyne Ceerigaabo iyo Sheikh Balidhiig iyo Dhoqoshay caynaba
ceelafwayn  iyo Alaybaday 1988kii-
Farxadii Xoriyada 18-05-1991
Intuba waxa ay leedahay murugadeeda iyo farxadeeda iyo qabuun yadeeda iyo ciil kaanbigeeda iyo cadhadeeda iyo farxadeeda fardhaxda ka qaniinkeeda halkankeeda gaajadeeda haraad keeda goblankeeda agoon nimadeda rajanimadeeda
Akhriste Waxa aan manta xasuus dheer qalinka ugu taaqay inaad Madaxweynaha Jamuuriyda Somaliland Ahmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo xasuusiyo inay sugayaan shacabkiisu inuu gaadhsiiyo koobka guusha siyaasada dal madax banana oo ku yaala geeska Africa kuna suntan calan iyo ciidan iyo shacab iyo xuduud iyo xaydaanka qaarada aduunka. Madaxwynaha jamuuriyada Somaliland Ahmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Hogaamiyihii mar ka caanka ahaa Geeska Africa wararka caalamka sida BBC CNN  AFP REUTER ay galab kasta hadaladiisa iyo nuxurka siyaasadiisa ay qaadaa dhigijeer galab walba iyo maalinkasta maadaama
uu ahaa  hogaamiye jabhadii ugu tunka waynay ee ka jirta Geeska Africa ee SNM.
Hooyada Somalilander kaahi waxay maalintaa ku seexen jirtay carurta daadsan xeryaha qoxoontiga Itoobiya uguna heesi jirtay hooyo SNM iyo Hogaamiyaheedii baa kiigu maqan xoraynta dalkaagii iyo gurigaagii hargiesa Burco iyo Boorame Gabiley iyo Berbera iyo Laascaanood Buuhoodle iyo dhamaanba carigii Somaliland heestaas iyo riyada hooyadu
ugu heesaysay wiilkeedaa yar ilahay waa u qaaday dalkina waa looqabtay wiilkiina manta jaamacada Hargeisa Boorame iyo Burco ayuu dhigtaa .
Hadii uu Madaxwynaha manta talada hayaa Ahmed Maxamed Maxamuud Siinaalyo uu ku guulaystay dagaalkii uu la galay kalihii taliyihii ahaa ee Siyaad Bare ganafkana kaga dhuftay guusha guul darana u xanbaariyey  isaguna shacabkiisii dhabta u saaray Guushii iyo cadceedii xoriyada halkii uu soo galay waxa manta laga sugayaa waxa ay tahay inta uu talada dalka hayo xornimo dhamaystiran iyo citiraaf .
Waxay ay marlabaad shacabkiisu ay u xilsaareen Madaxwynaha manta talada hayaa Ahmed Maxamed Maxamuud Siinaalyo inuu kasaaro dagaalka siyaasada iyo qalinka kaasoo aan manta ay Somaliland tahay dal jira hadhsanaya calan iyo ciidan iyo xuduud shacab iyo bad iyo bari intaba ,Ayna shacabka Somaliland ku hurdaan cududa ciidankooda ayey waxa ay u
doorteen 19 sanadood kadin inuu ku hogaamiyo wada guusha kana saaro dagaalka qabow ee siyaasada waxa looyaqaa (Xarbi baarid ama Cold War) kaas oo ay manta aduun yadu ay sidadban ay igoogu riixayso waynu katashanay 21 sanadood ka hor ah midnimo Somaliyeed.
Madaxweyne Shacabkaagu waxa ay kaasugayaan cadceeda citiraafka wadakasta oo uu kula maro iyo tacabkasta oo kaagala dhibkastana waanu kula qaybsanaynaa caruur iyo ciroolana waa lagu sugayaa ceeb iyo ceeb la,aan guul iyo guul la,aan intaasba waxa ay ku koob naanasaa
sooyaalka hogaaniye nimo wasiirada kugu xeerana wax ceeb ah yeelan mayaan adiga ayaa wax kasta ay dusha kaafuulayaan sooyaalkaaga taariikhda ayana qoro doonta.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories