Hooyo Baafinaysa Caruur Ay Dhashay Oo Tahriibay
Burco (SLpost)- Tahriibka ayaa noqday masiibo labaatankii sanadood ee u danbeeyay soo food saartay guud ahaanba bulsahda Soomaalida gaar ahaana dhallinyarada. Sanad kasta kumanaan...
WAR DEG-DEG AH: Dabley Hubaysan oo Subaxnimadii Saaka Dhaawac u geysatay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Koox dabley ah oo hubaysan ayaa saaka subaxdii dhaawac fudud u geysatay Guddoomiyihii Gobolka Hargeysa Cabdirashiid Maxamed Durraan ka dib markii xabbad lagala eegtay madaxda.
Giraamaad yeynaan ku gadan Garashadeenii! – W/Q: Suleymaan Cabdisitaar Dubad
Garashada Illaah inagu galaday hadaynu nahay bulsha weynta geyiga Somaliland waa mid aynu gaar kaga nahay guud ahaanba wixii laysku odhan jiray Soomaaliweyn, waxaad...
Xukuumadda Somaliland Oo Dhambaal Tacsiya u gudbisay Dawladda Kenya
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa caawa Dhambaal Tacsi ah u dirtay dawladda iyo Shacbiga dalka Kenya oo ay ka tacsiyadeysay geeridda Wasiirkii Amniga Kenya George Saitotiiyo Ku xigeenkiisi Orwa Ojode, oo labaduba shalay ku dhintay shil-
Maxamed A. Jaamac (Calooley) oo Ururka DALSAN isaga Sharraxay Doorashada Golaha Deegaanka Hargeysa
Hargeysa (SLpost)-Urur-siyaasadeedka DALSAN, ayaa soo bandhigay murrashaxiintii ugu tirade badnayd ee u tartami doonta doorashada golayaasha degaanka oo tiradoodu ugu yaraan tahay 16 murrashax...
Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere oo Xukuumadda ku dhaliilay Faro-gelin ay ku hayso Garsoorka Dalka
Hargeysa (SLpost)- Xidhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (C/raxmaan Dheere) oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland kana tirsan Xisbiga Kulmiye, ayaa sheegay inay wax ka jiraan dhaliilihii ay Xildhibaannada Kulmiye dhawaan u jeediyeen Xukuumadda.
Halkan ka DAAWO Sawirrada Shilkii Diyaaradeed ee galaaftay Wasiirka Aminiga Kenya
Halkan ka DAAWO Sawirrada Shilkii Diyaaradeed ee galaaftay Wasiirka Aminiga Kenya
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

