Xukuumadda Somaliland oo Shaacisay Diiwaangelin Madani ah oo Dalka laga hirgelinayo
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa ku gudo-jirta hirgelinta qorshe ay ku doonayso in dalka laga sameeyo diwaangelin Madani ah oo lagu ururinayo xogta Shacabka. Kulanka...
Madaxwayne Siilaanyo iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Dalka Ka Dhoofay, Kana Hadlay Shaqaaqooyinkii ka Dhashay Natiijada Doorashada
Hargeysa (SLpost)- Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta gelinkii dambe socdaal ugu baxay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti oo...
Maxkamadda Gobolka Maroodijeex oo Ansixisay Natiijada Doorashada Degmooyinka Hargeysa, Gabiley, Balligubadle iyo Sallaxley (DHEGAYSO)
Hargeysa (SLpost)-Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Maroodijeex Cabdirashiid Maxamed Duraan ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inay Maxkamadu ay ansixisay najiitada Doorashada Golaha deegaanka ee...
Ciidamada Booliska oo Gacanta ku dhigay Khamri Tiro Badan iyo Dadkii Sitay
Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Booliska Caasimadda ayaa gacanta ku dhigay 600 litir oo maandooriyaha Khamriga ah, kaas oo dalka ka soo galay dhinaca Itoobiya. Ciidamada Booliska...
Maayar iyo Ku-xigeen Cusub oo loo Doortay Golaha Deegaanka Degmada Burco
Burco (SLpost)- Golaha cusub ee deegaanka degmada Burco ayaa maanta yeeshay fadhigoodii u horeeyay, waxaanay Guddoomiyaha Golaha deegaanka Burco ahna Maayarka magaaladaasi u doorteen...
Maamulka Abaarso Tech oo martiqaad u fidiyey waxgaradka iyo culimada Somaliland
Hargeysa, (SLpost)- Maamulka Abaarso-Tech ayaa cadeeyey in deeq-waxbarasho dibedeed ku kacaysa ilaa shan boqol oo kun Dollar u soo heleen qaar ka mid ah...
Taariikhda Al-ittixaad Al-islaam- W/Q: Cali Cabdi Coomay ~ Q.1aad
Urur-diimeedka Al-ittixaad waxa la aasaasay sannadkii 1983. Waxaana lagu aasaasay magaaladda muqdisho. waxaana hogaamiye u ahaa Sh. Cali warsame , oo xilligaasi ku sugnaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

