HomeCiidamada Booliska oo Gacanta ku dhigay Khamri Tiro Badan iyo Dadkii Sitay

Ciidamada Booliska oo Gacanta ku dhigay Khamri Tiro Badan iyo Dadkii Sitay

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Booliska Caasimadda ayaa gacanta ku dhigay 600 litir oo maandooriyaha Khamriga ah, kaas oo dalka ka soo galay dhinaca Itoobiya.

Ciidamada Booliska waxa ay xarunta taliska booliska ee magaalada Hargeysa ku soo bandhigeen 30 Jirikaan oo nooca 20ka litir qaada ah, kuwaasi oo laga soo buuxiyey Khamriga laguna soo qaaday baabuur Surf ah oo dhinaca xuduudka dalka ka soo gashay dhinaca dalka Itoobiya.

KhamriTaliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan oo maanta warbaahinta uga warramay khamriga ay boolisku qabteen, ayaa sheegay in ciidamada booliska Hargeysa ay qabteen khamriga oo la doonayey in lagu iibiyo gudaha Caasimadda Hargeysa.

Taliyuhu waxa uu sheegay in Khamriga ay u qabteen laba qof oo uu sheegay inay yihiin kuwii sitay ee doonayey inay sda sharci-darrada ah uga ganacsadaan iyo weliba baabuurkii lagu siday oo ahaa nooc Seeraf-ta loo yaqaan kaas oo ciidamaddu gacanta ku hayaan.

Waxa muddooyinkii u dambeeyey soo badaneyey maandooriyeyaasha dalka uga soo tallaaba dhinaca waddamada Jaarka ah kuwaas oo inta badan ciidamadu ku qabtaan gudaha iyo nawaaxiga caasimadda Hargeysa, waxaana marka khamriga laga reebo, wakhtidan dambe dalka soo gala maandooriyeyaal ay Xashiishaddu ka mid tahay, kuwaas oo badanaa ciidamada ammaanku fashiliyaan gacanta ku dhigaan dadkii sitay.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories